Sunday, August 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo hawlgallo ka smeeyay Hiiraan

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka oo hawlgallo ka smeeyay Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan Guutada 5aad ee Hiiraan ayaa wado howlgallo maleeshiyada Al shabaab looga saarayo deegaanada waqooyi ee gobolka Hiiraan.

Taliyaha Guutada 5-aad ee Ciidanka Xoogga dalka, Maxamuud Xasan Ibrahim oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in deeganada ay howlgalada ka socdaan ay ka tirsan yihiin degmooyinka Matabaan iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

August 2, 2026

Inta uu Howlgalka socday Ciidanka ayaa tagay degaano ay ka carareen maleeshiyada Al Shabaab markii ay maqleen dhaq dhaqaaqa Ciidanka xoogga dalka ee kusoo wajahan, deegaanada ay ciidanka tageen ayaa waxaa ka mid ah Coomaad iyo Madhooy oo hoostago Degmada Matabaan iyo degeenno kale, sidoo kale ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo ka sameeyay dhulka buuraha ah ee u dhaxeeya Beledweyne iyo Matabaan.

Howlgalada ciidanka ee gobolka Hiiraan ayaa imaanaya iyadoo mudooyinkan danbe ay Al- Shabaab ku howlanayeen in ay galaangal ku yeeshaan inta u dhaxayso gobalada Hiiraan iyo Galgaduud.

Previous Post

The Chairperson of the African Union Commission Moussa Faki Mahamat strongly condemns the bombardments in the Gaza

Next Post

Xamaas oo sharuud ku xirtay cid kasta oo dooneysa in ay dhexdhaxadiso Falastiin iyo Isra’iil.

Next Post
Xamaas oo sharuud ku xirtay cid kasta oo dooneysa in ay dhexdhaxadiso Falastiin iyo Isra’iil.

Xamaas oo sharuud ku xirtay cid kasta oo dooneysa in ay dhexdhaxadiso Falastiin iyo Isra’iil.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la magacaabay

August 2, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ahna Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

August 2, 2026
0

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi...

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Maxkamadda Xarardheere

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Maxkamadda Xarardheere

August 2, 2026
0

Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladd Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta cusub ee Maxkamadda Degmada Xarardheere...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti wasiirro ah ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad-goboleedka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In