Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Wasiirka arrimaha gudaha oo booqday deegaanno uu ku fatahay wabigga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Wasiirka arrimaha gudaha oo booqday deegaanno uu ku fatahay wabigga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xasan Odawaa ayaa maanta Kormeer uu u guur galayay Saameynta Fatahaadda Wabiga ku tagay tuulada Beyxoow oo ka tirsa degmada Jowhar.

Kormeerka waxa Wasiirka ku wehliyay Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha dhexe Cali Cabdulaahi Guudlaawe iyagoo gaaray halka uu wabigu ka Fatahay.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Gudoomiyha Tuulada Bayxoow  Xaamud Axmed ayaa sheegay in 40 mitir ayuu Jabsaday Wabiga Tuuladan taaso Sababtay inuu Baabiyo dalagyadi ka baxayay dhul beereed dhan 16.000 Hiktar.

“Mudane wasiir wan ku faraxsanahay inaad soo booqatay Meelihi Wabigu uu ka Fatahay ee Tuuladaan Qasaaara Badan ayuu geeystay  16.000 Hiktar Beera abuurna ayuu baabi’yay Fatahaadu Wabiga kaliya halkan maaha  Buqdii Hurwaa ayaa ku fatahday Dagmada  Mahaday Dagmadda Balse Biyihii ka Baxay Tuugaarey aya sii socdo dhib weyn ayaa Jiro bil ka hor biya yari ayaa dadku dhibaata ku qabeen maantana fahataad” ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha dhexe Cali Guudlaawe.

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaal Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen oo Kormeerkan ku Qiimeynayay Fatahaadda Wabiga iyo Cabsida la qabo waxa uu tilmaamy in si dagdag ah wax looga Qabanayo fatahaadda.

“Gudoomiye waad ku Mahadsan tahay inaad na keentay Meeshi fatahaaddu ay ka dhacday walina ay ka socoto waxaan ku dadaalayna inaan wax ka qabano waxaan ugu baaqayna Bulshadda Soomaaliyeed inay wax nagala Qabtaan dhibaatadan Caalamkana waa Gaarsiinayna dhibka Halkan ka jira” ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha.

vlcsnap-2016-05-21-16h15m26s101 vlcsnap-2016-05-21-16h15m56s147 vlcsnap-2016-05-21-16h16m10s39 vlcsnap-2016-05-21-16h17m56s71 vlcsnap-2016-05-21-16h18m28s127

Sawir qaade C/shakuur Cali Axmed

Previous Post

Horjooge ka tirsan Al-shaab oo lagu dilay Gobolka bakool

Next Post

Dhageyso barnaamij gaar ah oo ka hadlaya xusuusta Keydka Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso barnaamij gaar ah oo ka hadlaya xusuusta Keydka Radio Muqdisho

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In