Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad ku geeriyooday Shil gaari oo ka dhacay gobalka Nugaal

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Dad ku geeriyooday Shil gaari oo ka dhacay gobalka Nugaal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shilka Gaari oo ay dad ku dhinteen ayaa  xalay  ka dhacay inta uu dhaxaysa Garoowe iyo Dangoroyo ee gobolka Nugaal, shilkaas oo uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo burbur hantiyadeed.

Shilka ayaa waxaa uu yimid kadib markii ay isku dhaceen labo gaari oo kala ah nooca xamuulka qaada iyo gaari nooca raaxada ah xill ay marayeen tuulada Libaaxo ee gobolka Nugaal.

Related posts

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 22, 2026
Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

February 22, 2026

Dad Goobjoogayaal ah ayaa sheegay in shilka ay ku dhinteen Nuur Jaamac Aadan oo ahaa Weriye Caan ka ahaa degaannada Puntland , hooyadiis iyo walaashiis, kuwaa oo dhamaantood wada saarnaa hal gaari.

Ciidamo ka tirsan maamulka  Puntland iyo dadka degaanka ayaa gurmad ay sameeyeen kadib waxay goobta ka qaadeen meydadka Saddexda Ruux, kuwaas  oo meydadka geeyay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

Shilalka gaadiidka kala duwan ayaa mmalmihii la soo dhaafay ku badnaa degaannada  Puntland, kuwaa oo loo sababeeyay burburka waddooyinka iyo darawalada qaar oo si xowli ah u wada Gawaarida.

Previous Post

Guddoomiyihii Degmada Xamar jajab oo lagu dilay weerar gaadmo ah

Next Post

Golaha Siyaasadda Ku meel gaarka ah ee Suudaan oo isku raacay maxkamadeeynta Al Bashiir

Next Post
Golaha Siyaasadda Ku meel gaarka ah ee Suudaan oo isku raacay maxkamadeeynta Al Bashiir

Golaha Siyaasadda Ku meel gaarka ah ee Suudaan oo isku raacay maxkamadeeynta Al Bashiir

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdulqaadir Cali, ayaa guddoomiyay kulanka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

February 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa wada howlgallo qorsheysan, kaas oo lagu beegsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya aagga deegaanka...

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In