Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dadka deegaanka Dowgaad ee Gobolka Mudug oo codsaday in ay helaan xarumo Waxbarasho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Dadka deegaanka Dowgaad ee Gobolka Mudug oo codsaday in ay helaan xarumo Waxbarasho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Dowgaab oo ka tirsan deegaannaada dhaca Koofurta Gobalka Mudug oo ay ka jiraan dhibaatooyin la xariira dhanka adeegyada, aas aasiga u ah bulshada, gaar ahaan Waxbarashada ayaa waxaa ay codsadeen in laga gacan siiyo helitaanka xarun Waxbaarsho, taas oo gabi ahaanba deegaanku laheyn, isla markaana sababtay in carruur fara badan oo halkaasi ku nool loogu bilaabo Waxbarashadooda meel cidla ah ama geed hoostiis.

Guddomiyaha deegaanka Dowgaab Sheekeeye Axmed Sheekh iyo qaar ka mid ah  dhallinyarada deegaankaasi  oo la hadlay Warbaahinta ayaa codsaday in loo dhiso goob Waxbarasho, si carruurtooda ay u helaan adeegyo Waxbarasho oo tayo leh.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Hanad Cabdi Cali oo ka mid ah howlwadeennada Wasaaradda Waxbarshada Galmudug ee Gobalka Mudug ayaa sheegay in ka Wasaarad ahaan ay ka saacidi doonaan baahiyada jira, kuwaas oo ay ka mid yihiin kuraastii, miisaskii iyo agabyo kale, isagoo  dhanka kalana ka codsaday bulshada deegaankaasi in ay la yimaadaan dhulkii looga dhisi lahaa xarunta, taas oo ay balan qaadeen maamulka deegaankaasi

Previous Post

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qado Sharaf mahadcelin ah u sameeyay madaxdii ka qeybgashay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo qado Sharaf mahadcelin ah u sameeyay madaxdii ka qeybgashay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qado Sharaf mahadcelin ah u sameeyay madaxdii ka qeybgashay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran “SAWIRRO”

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In