Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 weeks ago
in Wararka
0
Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen Danjire Cabdixakiin Maxamed Axmad ayaa ka qaybgalay kulan isugu jira soo dhawayn iyo afur ah oo ay soo qabanqaabiyeen ganacsatada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Xadramuud magaalo Madaxdiisa Mukala dalka Yemen,

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqeynta ka dhexeysa Jaaliyadda iyo Safaaradda iyo isku xirka ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Yemen ku dhaqan.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026

Qaar ka mid ah ka qaybgalayaasha kulanka ayaa uga mahaceliyay Safiirka sida uu u ajiibay kulanka is xogwareysiga ah.

Safiirka JFS ee dalka Yemen Danjire Cabdixakiin Maxamed oo kulanka kadib la hadlay Jaaliyadda ayaa uga mahadceliyay soo dhawaynta ay u sameeyeen, isagoo xusay in kulankan uu hor dhac u yahay shir weyne uu la yeelan doono Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Yemen.

Danjire Cabdixakiim ayaa bogaadiyay sida ay isugu duubanyihiin Jaaliyadda, isagoo intaa ku daray in Xadramuud uu yahay Gobalka ugu weyn ee ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ku nool-yihiin, isla markaana gamacsi balaan ay halkaasi ku leeyihiin.

Safiirka ayaa shaaciyay inay ku howlanyihiin dib u dhiska xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen.

Previous Post

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

Next Post

𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐞𝐞𝐪𝐝𝐚𝐲 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠 𝐝𝐡𝐚𝐧 $𝟐 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐑𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐧 𝐬𝐢 𝐋𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐂𝐚𝐚𝐰𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐞𝐞𝐧

Next Post
𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐞𝐞𝐪𝐝𝐚𝐲 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠 𝐝𝐡𝐚𝐧 $𝟐 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐑𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐧 𝐬𝐢 𝐋𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐂𝐚𝐚𝐰𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐞𝐞𝐧

𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐞𝐞𝐪𝐝𝐚𝐲 𝐋𝐚𝐜𝐚𝐠 𝐝𝐡𝐚𝐧 $𝟐 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐑𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐧 𝐬𝐢 𝐋𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐂𝐚𝐚𝐰𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐞𝐞𝐧

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Baydhabo kula kulmay Odoyaasha dhaqanka

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la-qaatay odayaasha dhaqanka kuwaas oo uu kala kulmay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In