Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Guddiga doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Guddiga doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Madaxa Banaan ayaa kulamo Wadatashi ah Dalka Canada kulayeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalkaas ku nool kaas ku aadan sida ugu wanaagsan ee Dadka Soomaaliyeed ee Dibadaha Dagan talooyin uga geysan lahaayeen Doorashadda la filayo in ay Dalka ka dhacdo Sanadka 2021.

Xaliimo Ismaaciil Ibraahim “Xaliimo Yarey” Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka ee Madaxa Banaan ee Soomaaliya ayaa sheegtay iyada oo lahadleysay VOA-da in ay muhiim tahay kulamada Wadatashiga ee lala sameynayo Qurba Joogta Soomaaliyeed.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026

Guddoomiye Xaliimo Yarey ayaa sheegtay in Guddigoodu isku qeybiyey Waqooyiga Ameerica iyo Dalalka Yurub si-ay ula kulmaan Dadka Soomaaliyeed ee Dibadaha ku nool Talooyinka ay soo aruuriyaana Horgeyn Doonaan Shirka Madax Maamul Goboleedyada iyo Madaxda Dowladda Faderaalka.

Qaar kamida Jaaliyadda Soomaaliyeed ee degan Dalka Canada ayaa soo dhaweeyey Mas’uuliyiinta Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan iyo qaabka ula sameeyeen kulamada Wadatashiga ah.

Guddiga Doorashooyin Madaxa Banaan ee Qaranka ayaa wada Qorshayaal badan kuwaas oo ay kamid yihiin sidda ugu wanaagsan ee Dalka uga dhici karto Doorasho Qof iyo Cod ah Marka lagaaro Xiliga loo qorsheeyey in ay Doorashadu dhacdo ee Sanadka 2021.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Xaliimo yareey:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/GUDOOMIYE-XALIIMO-YAREY.mp3

 

Previous Post

Dowladda FS iyo Dowlad Goboleedyada oo isku raacay mideynta canshuurta Gadista

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

February 20, 2026
0

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran  iyo kuwa barakacayaasha ah ee...

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”

February 20, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo ka hadlay xaflad loo sameeyay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In