Gudoomiye ku xigeenka baarlamanka dowladgoboleedka Hirshabeelle Canab Axmed Ciise oo wareysi kooban kooban saaka siisay Radio Muqdisho ayaa ka hadashay shaqada baarlamanka hirshabeelle oo ay ku jirto dhameystirka qoondada haweenka ee baarlamankaasi.
Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...











