Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dibad baxyo looga soo hor jeedo xaqsuuqa Muslimiinta Rohinga oo ka dhacay K/Africa-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dibad baxyo looga soo hor jeedo xaqsuuqa Muslimiinta Rohinga oo ka dhacay K/Africa-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqolaal kamid ah bulshooyinka Muslimiinta ah ee kunool Dalka Koonfur Africa oo Soomaaliya ay ku jirto ayaa sameeyey banaan baxyo ballaaraan oo looga soo hor jeedo xasuuqa lagu haayo shacabka muslimiinta ah ee Rohingya ee Dalka Myanmar.

Waxaa kamid ah magaalooyinka dibad baxyadaasi ay ka dheceen Cap Town iyo Pretoria iyo Johanesbeeg, kuwaasi oo isugu soo baxay waddooyinka waa weyn,iyo xarumaha Dowladda,waxayna ku dhawaaqayeen hal ku dhigyo ka dhan ah gumaadka lagu hayo Muslimiintasi Rohingya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dadkani oo isugu jiray culimaa’udiin,dhalinyaro iyo qeybaha bulshada ayaa ku baaqey in si deg deg ah loo joojiyo,iyadoo Qaramada Midoobey iyo Dowladda Mynmar in ay wax ka qabtaan dhibaatooyinkaasi.

“Waxaan halkani isugu soo baxnay waxay tahay, waxaana ka soo horjeednaa xasuuqa loo geysanayo dadka muslimiinta ah oo walaaleheena ah,dad cadownimo islaam ah lafaha ka gashey ayaa geysanaya,waxaan ugu baaqeynaa Qamarada midoobey iyo Dowladda Myanmar in ay si dhaqsi leh ay wax uga qabtaan gabood falkaasi,arrintaasi ayaan isugu soo baxnay”, sidaasina waxaa ku yiribanaan baxyaashaasi oo Soomaaliya ay ku jirto.

Dadkani oo ayaa watay boorar ay ku qornaayeen sawirada Muslimiinta Rohinga oo dhibaatooyinka loo geysanayo iyo haweeneyda madaxweynaha ka ah Dalkaasi,waxaana sawirka micno ahaan laga dareemayaa in hogaamiyaha Barma Ansn Suki looga baahan yahay in Dowladeedia y wax ka qabato arrintaasi.

Madaxda Muslimiinta ah ee ku nool Koonfur Africa ayaa warqad qoraal ah oo ay ku codsanayaan joojinta xasuuqa Rohingya u gudbiyay Safaaradda Dalkaasi ee Koonfur Africa

Kumanaan ayaa ka barakacay guriyohooda,iyadoo boqolaal kale si yabooyin kala duwan dil wadareed loogu geystay dalka Barma,kumanaan qoys oo ka gudbay xadka ay wadaagaan labada dal Myanmar iyo Bangladesh ayaa  ku sugan gudaha dalkaasi Bangaladhesh.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Xarunta Akaadeemiya Cilmiga, Fanka Iyo Suugaanta “SAWIRRO”

Next Post

Heshiis taariikhi ah oo dhex maray Xamaas iyo Fatax ee Falastiin

Next Post
Heshiis taariikhi ah oo dhex maray Xamaas iyo Fatax ee Falastiin

Heshiis taariikhi ah oo dhex maray Xamaas iyo Fatax ee Falastiin

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In