Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood ku saabsaneeyd Tartankii Ciyaaraha dowlad goboleedyada & Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
2 years ago
in Wararka
0
Dood ku saabsaneeyd Tartankii Ciyaaraha dowlad goboleedyada & Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa xalay xarunta Wasaaradda Warfaafunta lagu qabtay kulan dood ah oo looga hadlayay sida u qabsoomay Ciyaarihii kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Kulan waxaa ka qeybgalay masuuliyiin katirsan dowladda iyo bulshada qeybaheeda kala,kuwaa oo is dhaafsada hormarada iyo caqabadihii jiray inta uu tartanka socday.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Guddoomiyaha xiriirka kubadda Cagta Cali Shiino ayaa dhankiisa sheegay in tartanka uu si nabad ah kusoo dhammaaday ay suurta galisay wadashaqeynta kala dhaxeysay xiriirka iyo wasaaradda ciyaaraha

“Haddii aysan wadashaqeyn xiriirka iyo Wasaaradda tartanku nabad kuma soo dhamaadeen”.Cali Shiine

Wasiirka Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud ayaa sheegay in dowlada ay da’daal badan ku bixisay sidii ay si nabad ah ugu qabsoomi lahayd Ciyaaraha,waxii Caqabad jirana la saxi doono tartamada xiga.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane, Cabdullaahi Xayir Ducaale, ooka qeybgalay dooda ayaa yiri “Wariyaasha ciyaaraha tabiya waa loo tababaraa, waxaan jecelnahay in aan tababar siino wariyaasha ciyaaraha”.

Sidoo kale waxaa dooda goobjoog ahaa qaar kamid ah guddoomiyayaasha Degmooyinka gobolka Banaadir oo ka hadlay dhankooda caqabadihii jiray inta uu tartanka socday iyo xalkooda.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo kulan Casha Sharaf u sameeyay Culuma’udiin Soomaaliyeed oo ka yimid wadamada Bariga Afrika

Next Post

Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS oo daah-furay Shir u dhaxeyo Xukuumadda Faderaalka iyo Saaxibada Caalamka

Next Post
Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS oo daah-furay Shir u dhaxeyo Xukuumadda Faderaalka iyo Saaxibada Caalamka

Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS oo daah-furay Shir u dhaxeyo Xukuumadda Faderaalka iyo Saaxibada Caalamka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In