Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya oo kala saxiixday heshiis Millateri

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya oo kala saxiixday heshiis Millateri
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya General Berhanu Jula, ayaa la kulmay dhigiisa Jabuuti General Sakariya iyaga oo ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga ka dhaxeeya Ciidamada difaaca ee labada dal.

Intii uu socday kulanka, labada dhinac waxay ku celiyeen labada dowladood ay daneeynayaan  soo bandhigista sheekooyinka guusha ee ka-qaybgalka dadka iyo Xukuumadda iyo xiriirka dhaqaale ee u dhexeeya labada dal ee dhinacyada difaaca.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Labada dhinac waxay ku baaqeen in la abuuro farsamooyin wanaagsan oo lagu wadaago macluumaadka iyo khibradaha iyo sidoo kale in lagu sii wado tababar wadajir ah ee dhinaca Ciidamada.

Ugu dambeyn Labada taliye waxay ka wada tashadeen qaababka kor loogu qaadi lahaa wadashaqeynta  Itoobiya & Djibouti looga dhigo goob nabdoon waxayna ku heshiiyeen in la sii wado shirarka wadajirka ah ee difaaca sanad walba.

Previous Post

Wafdi ka socday Turkiga oo gaaray Tripoli

Next Post

Saraakiil ka socotay Dowladda Talyaaniga oo booqasho ku yimid xarunta warbaahinta qaranka

Next Post
Saraakiil ka socotay Dowladda Talyaaniga oo booqasho ku yimid xarunta warbaahinta qaranka

Saraakiil ka socotay Dowladda Talyaaniga oo booqasho ku yimid xarunta warbaahinta qaranka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In