Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Hoose ee Xamar oo olole nadaafadeed ka sameysay Isgoyska Ceel-gaabta+Sawirro.

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Hoose ee Xamar oo olole nadaafadeed ka sameysay Isgoyska Ceel-gaabta+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda hoose ee Xamar ayaa olole nadaafadeed oo qashinka iyo carrada looga qaadayay wadada Buundoonyinka ka sameysay isgoyska Ceel-gaabta ee magaalada Muqdisho.

Wadadaan oo ay fadhiisatay carro aad u badan ayaa waxaa ololahaan ka sameeyay shaqaalaha nadaafadda dowladda hoose ee Xamar oo uu horkacayay agaasimaha cusub ee nadaafadda iyo bilic soo celinta Gobolka Banaadir.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026

Agaasimaha guud ee nadaafadda iyo bilic soo celinta dowladda hoose ee Xamar mudane, Sharmaake Caddow ayaa sheegay in ololahan uu bilow u yahay sidii bilicda Caasimadda dib loogu soo celi lahaa,isagoo bulshada ku nool gobolka Banaadir ka codsaday in ay la shaqeeyaan si ay ula tartamaan Caasimadaha caalamka.

Waaxda nadaafadda iyo bilic soo celinta dowladda hoose ayaa ku howlan sidii loo dardar geli lahaa ololaha nadaafadeed, si bulshada ku nool Caasimadda ay u helaan deegaan nadiif ah iyo caafimaad maadaama nadaafadu ay qeyb muhiim ah uga jirto caafimaadka.

Previous Post

Wasiirka ganacsiga XFS oo furay shir looga tashanayey Sharciga jaan-goynta iyo tayo-dhowrka Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabiyeen guddiga ganacsiga ee Baarlamaanka+Sawirro.

Next Post

Ciidanka Danab oo todoba Tuulo ka xoreeyay kooxda nabad diidka Al-shabaab

Next Post

Ciidanka Danab oo todoba Tuulo ka xoreeyay kooxda nabad diidka Al-shabaab

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In