Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dugsiyada Hirshabeelle Oo Uu Ka Dhaqan Galay Manhajka Cusub Ee Dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Dugsiyada Hirshabeelle Oo Uu Ka Dhaqan Galay Manhajka Cusub Ee Dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hirsabeelle Abuukar Xasan Abuukar iyo Guddoomiyaha Waxbarshada Gobalka Shabeelaha Dhexe Abuukar Macalin Xasan ayaa kormeer hawleed ku tagay dugsiga Hoose dhexe iyo sare Horseed ee magaalada Jowhar.

Mas’uuliyintaan ayaa mid mid u booqday fasllada dugsiga xilli ardayda ay qaadanayeen daruustooda, waxayna la kulmeen macalimiinta iyo maamulka Dugsiga, iyagoo kula dar daarmay in Ardayda ku koontaroolaan casharada, isla markaan imtixaanaadka  billaha ay la soo wadaagaan Wasaaradda, maadaama dugsiga Horseed gacanta ay ku heyso Wasaaradda Waxbarshada Hirshabeelle.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Cabdullahi Maxamed Nuur oo ah Maamulaha dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Horseed ayaa ka mahadceliyay booqashada ay ugu tageen mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarshada Maamulka Hirshabeelle.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarshada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Abuukar Xasan Abuukar ayaa ardayda ka qalanjibisay dugsiga Horseed, kaalmaha horana ku soo baxay ka saacidi doona Jaamacado  ay si lacag la’aan ah wax uga bartaan.

Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Horseed ayaa dhawaan waxaa la wareegay Wasaaradda Waxbarshada Hirshabeelle, kaasi oo hadda in ka badan 500 arday si lacag la’aan ah ay wax kaga bartaan.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Jubba Kaga Qayb Galaya Munaasabadda Dhaqan-Gelinta Heshiiska Nabadda Dalka Suudaan+Sawirro

Next Post

Wasiirka Amniga Hirshabeelle Oo La Kulmay Madaxda Midowga Afrika

Next Post
Wasiirka Amniga Hirshabeelle Oo La Kulmay Madaxda Midowga Afrika

Wasiirka Amniga Hirshabeelle Oo La Kulmay Madaxda Midowga Afrika

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In