Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay xarunta iskaashatada Soomaaliyeed-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay xarunta iskaashatada Soomaaliyeed-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xarunta iskaashatada Soomaaliyed oo ku taala degmada Xamar-weyne oo oo burbur xoogan ka soo gaaray qaraxii dhowaan ka dhacay taalada SYL ayaa maanta lagu bilaabay in dib u dhis lagu sameeyo xaruntaas.

Howshan dib loogu dhisayo xaruntan ayaa waxaa fulinaya maamulka gobolka Banaadir , sida uu maanta halkaasi ks sheegay guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Guddoomiyaha ayaa sheegay in howsha dhismaha xarunta iskaashatada Soomaaliyeed dhowaan la soo gabagebeyn doono isla markaana howlihii adeega bulshada ee lagu qaban jirey si dhaqso leh loogu bilaabi doono.

Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu yeeray in ay ka qeyb qaataan dhismaha dalka oo aysan cid kale ku haleynin.

Taliyaha qeybta guud booliiska  gobolka Banaadir sareeyo guuto Cali Xirsi Bare (Cali-Gaab) ayaa dhankiisa kula dardaarmay bulshada Soomaaliyed  ku booriyaya in sugida ammaanka ay ka qeybgalaan si amniga loo adkeeyo.

26 Febraayo ee sanadkan ayay aheyd markii koox katirsan Al-shabaab ay ku qarxiyeen gaari xamuul ah oo lagu soo raray walxaha qaraxa kaas oo burbur bahsan u geystay dhamaan dhismooyinkii goobta ka ag dhowaa oo ay ku jirto xarunta iskaashatada Soomaaliyeed.

1 2 212 2011 2014 2322 5885 6655 32211

Previous Post

Kenya oo sheegtay in ay dishay 19 ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab

Next Post

Madaxweynaha iyo beesha caalamka oo ka wadahadley daryeelka iyo taageerada ciidammada Soomaaliya-Sawirro

Next Post
Madaxweynaha iyo beesha caalamka oo ka wadahadley daryeelka iyo taageerada ciidammada Soomaaliya-Sawirro

Madaxweynaha iyo beesha caalamka oo ka wadahadley daryeelka iyo taageerada ciidammada Soomaaliya-Sawirro

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In