Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faahfaahin ku Saabsan Diyaarad ku Burburtay Garoonka Caabudwaaq

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Faahfaahin ku Saabsan Diyaarad ku Burburtay Garoonka Caabudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diyaarad kuwa sida joogtada ah qaadka Meerowga ah uga keena dalka kenya, ayaa maanta ku burburtay Garoonka Ku Meel Gaarka Ah ee Degmada Caabudwaaq.

Sida ay Maamulka Garoonka u xaqiijiyeen Warbaahinta Qaranka Diyaaradaan ayaa ka weecatay Dhabaha Garoonka waxyar kadib markii ay soo caga dhigatay, taas oo keentay in ay baalasha ay la jiirto dhirta kaabiga ku haysa Garoonka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Majirto wax qasaaro ah oo gaaray shaqaalaha diyaarada oo maamulka Garoonka ay nala wadaageen, waxaase ay intaa ku dareen in ay soo gaartay Garoonka goor dhaw Diyaarad kale oo wada Injineero uu soo diray Kambaniga lahaa diyaarada burburtay, taas oo ka qaaday Garoonka shaqaalihii la socday diyaarada.

Waa markii ugu horraysay oo cilad noocaan ah ka dhacdo Garoonka oo si joogta ah loo isticmaalo tan iyo waxii ka dambeeyay sanadka 2021 waqtigaasi oo Garoonka hore ee Degmada lagu bilaabay dib-u-dayactir ilaa iyo hada uu ka socdo.

Waxaana waqtigaas waxii ka dambeeyay ay ganacsatada Qaadka iyo Maamula Garoonka iyo Bulshada Caabud-waaq oo is kaa shatay ay si Ku Meel Gaarka ah u samaysteen Garoonkaan oo tan iyo Sanadkii hore loo isticmaalo si joogta ah.Diyaaradaha rakaabka ayaa si maalin la ah uga soo daga Garoonka,marka laga reebo Qaadka oo tan iyo markii la fasaxay dhawaan isna u yimaada si joogto ah.

Previous Post

Xoghayaha Aqalka Sere Oo Maanta La Wareegay Xilka 

Next Post

Guddiga Khayraadka Qaranka Oo Kulan La Qaatay Xubnaha Ugu Sarreeyo Wasaaradda Beeraha

Next Post
Guddiga Khayraadka Qaranka Oo Kulan La Qaatay Xubnaha Ugu Sarreeyo Wasaaradda Beeraha

Guddiga Khayraadka Qaranka Oo Kulan La Qaatay Xubnaha Ugu Sarreeyo Wasaaradda Beeraha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In