Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha Aqalka Sere Oo Maanta La Wareegay Xilka 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha Aqalka Sere Oo Maanta La Wareegay Xilka 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoonka Golaha Aqalka Sare, ayaa Ka Qayb Galay Munaasabad ay Xilka Ku Kala Wareegayeen Xogayihii hore Aqalka Sare iyo Xogheyaha Magacaaban cusub.

Munaasabadaan Xil Wareejinka,Ayaa Waxa Ay Ka Dhacday Xarunta Golaha Aqalka Sare Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Waxaana Xilka Ku Kala wareegayay Xoghayihii hore Aqalka Sare iyo Xogayaha Xilka La Wareegayay Cabdi Naasir Ibraahin Gulled.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Ugu horreyn Cali Maxamed jaamac Xoghayihii hore, ayaa ka warbixiyay Intii uu Joogay waxa u qabsoomay wuxuuna u Mahadceliyay Gudoonka Senatarada iyo Shaqaalaha Aqalka Sare intaa ka dib Xoghayihii hore,ayaa Document ku aadan Shaqada Xoghayaha Guddoonsiiyay Xoghayaha Cusub.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Cabdi Xaashi Cabdullaahi,Ayaa Xoghayihii hore Ku Amaanay howshii uu qabtay intuu Shaqaynayay, isagoo Dhinaca kalena soo dhoweeyay Xoghayaha Cusub.

Munaasibada Xil Wareejinta Waxaa Ku Sugnaa Gudoomiyaha Ku-xigeenka 1aad Golaha Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahin Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad Aqalka Sare Cabdulaahi Cali Xirsi Tima Cadde.Senataro iyo Agaasimayaal ka tirsan Golaha Aqalka Sare.

Previous Post

Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Qaatay Abaalmarinta Shaqsiga

Next Post

Faahfaahin ku Saabsan Diyaarad ku Burburtay Garoonka Caabudwaaq

Next Post
Faahfaahin ku Saabsan Diyaarad ku Burburtay Garoonka Caabudwaaq

Faahfaahin ku Saabsan Diyaarad ku Burburtay Garoonka Caabudwaaq

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In