Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha ammaanka ee Q. M. oo ku baaqay mamnuucidda hubka Nuklerka ah.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Golaha ammaanka ee Q. M. oo ku baaqay mamnuucidda hubka Nuklerka ah.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa markii ugu horreysey ka doodey in caalamka laga mamnuuco hubka nukliyeerka.

In ka badan 120 waddan ayaa taageeray heshiiska noocan ah, iyadoo waddamada haysta hubka nukliyeerka iyo ilaa afartan waddan oo kale ayaan soo xaadirin kulankii arrinkan looga hadlayay.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Danjiraha Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobey, Nikki Haley, ayaa sheegtey in amaanka dalkeedu u baahanyahay Nukliyeerka,maadaama ay jiraan waxa uu ku tilmaamay dalal hubkaa haysta oo aan la aamini karin.

Ms. Haley ayaa wax lala yaabo ku tilmaantay in Iran ay taageerto hishiiskan iyo in aanay cidina fileyn in Kuuriyada Waqooyi ogolaato heshiis noocan ah.

Danjiraha Ingiriiska ee Qaramada Midoobey Matthew Rycroft ayaa isaguna sheegey in qaabka ugu wanaagsan ee loo wajihi karo heshiis noocan oo kale ah ay tahay in tallaabo tallaabo looga wada xaajoodo arrintan.

Faransiiska ayaa ka mid ahaa dalalka aan ka qayb gelin kulankan ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay.

Waddamada taageersan heshiiskan ayaa sheegey in xitaa iyada oo aanay wadamada nukliyeerka haystaa kasoo qayb galin kulankan, uu saameyn weyn ku yeelan doono xili khatarta nukliyeerku halkii ugu sareysey taagan tahay ilaa dagaalkii qaboobaa.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo booqday deegaanka Garas-Baaleey ee duleedka Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Taliyaha ciidanka booliiska oo tababar u furay dhallinyaro loo qaatay Leyli Sarkaal+Sawirro

Next Post
Taliyaha ciidanka booliiska oo tababar u furay dhallinyaro loo qaatay Leyli Sarkaal+Sawirro

Taliyaha ciidanka booliiska oo tababar u furay dhallinyaro loo qaatay Leyli Sarkaal+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In