Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Kheyraadka Dabiiciga ee Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Wasiirka Batroolka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddiga Kheyraadka Dabiiciga ee Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Wasiirka Batroolka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Biiโ€™ada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan suโ€™aalo weydiin iyo la xisaabtan ah kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ay wehliyaan Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda iyo Agaasimaha hayโ€™adda Batroolka, waxaana kulanka shir guddoominayay Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed Gamaadiid.

Ugu horeyn Wasiirka Batroolka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa guddiga uga warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay iyo qorshayaasha u degsan.

Related posts

Hayโ€™adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ay abaartu saameysay

Hayโ€™adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ay abaartu saameysay

March 16, 2026
๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐‹๐จ๐จ๐ ๐š ๐‡๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐Ÿ๐š๐ช๐จ-๐๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐ค๐š๐๐ก๐š๐ฅ๐š๐ญ๐š๐ฒ

Intaasi ka dib xubnaha guddiga ayaa Wasiirka iyo masโ€™uuliyiinta kale ee la socotay weydiiyay suโ€™aalo xiriira shaqooyinka ay Wasaaradda dalka iyo dadka u heyso gaar ahaan howlaha shidaal qodista iyo sidoo kale halka ay marayaan, waxaana dhinaca kale Wasiirka uu ka jawaabay suโ€™aalaha guddiga uu weydiinayay.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed Gamaadiid oo kulanka soo xiray ayaa Wasiirka iyo xubnaha kale ee la socday uga mahadceliyay sida ay uga soo jawaabeen u yeeritaanka guddiga.

Previous Post

Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay Aqoon Isweydaarsi muhiim ah

Next Post

Hayโ€™adda Socdaalka oo tababar u soo xirtay howlwadeenno ka tirsan Hayโ€™adda

Next Post
Hayโ€™adda Socdaalka oo tababar u soo xirtay howlwadeenno ka tirsan Hayโ€™adda

Hayโ€™adda Socdaalka oo tababar u soo xirtay howlwadeenno ka tirsan Hayโ€™adda

Hayโ€™adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ay abaartu saameysay

Hayโ€™adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ay abaartu saameysay

March 16, 2026
0

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA) iyo Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐‹๐จ๐จ๐ ๐š ๐‡๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐Ÿ๐š๐ช๐จ-๐๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐ค๐š๐๐ก๐š๐ฅ๐š๐ญ๐š๐ฒ

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐‹๐จ๐จ๐ ๐š ๐‡๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐Ÿ๐š๐ช๐จ-๐๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐ค๐š๐๐ก๐š๐ฅ๐š๐ญ๐š๐ฒ

March 16, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay xaaladda abaaraha dalka...

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar daโ€™yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar daโ€™yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
0

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka howlgala caasimadda dalka, ayaa ka...

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026
0

Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa la filayaa in goordhow lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In