Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka oo ka soo laabtay Tanzania

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka oo ku sugnaa dhawaanahan Wadanka Tanzania oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa faah faahin ka bixiyay socdaalka ay ku joogeen dalkaasi oo ay kaga qeyb galeen sidii ay u qiimeyn lahaayeen hanaanka doorasho ee ka dhacday Tanzania ee ku saabsaneyd doorashooyinka baarlamaanka golaha deegaanka iyo tan Madaxweynaha.

Guddiga ayaa intii ay joogeen wadanka Tanzania waxa ay kulamo la qaateen guddiga doorashooyinka wadankaasi, kuwaasi oo ay ka dhageysteen hanaanka ay u soo qaban qaabiyeen doorashada dalka Tanzania.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026

Xaliimo Ismaaciil Ibraahim Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa Banaan ee Qaranka ayaa oo Warbaahinta Qaranka kula hadashay garoonka Aadan cadde

“Waxaan ka soo laabanay dalka Tanzania, waxa ugu weyn ee aan u aadnay waxa ay tahay inaan ka soo faa’iideysano, runtii waxbadan ayaa inoo suurta gashay oo aan ka baranay, gaar ahaan sida loo diiwaangeliyo dadka codeynaya, habka uu ku shaqeynayo guddiga doorashooyinka, sida loo sheegayo marka la gaaro natiijada iyo kuwa kale oo muhiim ah” ayay tiri Xaliimo yareeey.

Xaliimo yareey ayaa xustay in waxyaabaha ay ka soo barteen dalka Tanzania ay ku dabaqi doonaan howlaha horyaalla marka la gaaro sanadka 2016-ka, waxaana ay tilmaamtay in hanaanka doorasho ee sanadka 2016-ka laga sugayo qaabka loo maareeyn lahaa Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Previous Post

Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo xilka iska casilay

Next Post

Madaxweynaha: Fursadaha u furan Al-Shabaab kuma koobna in ay kala doorataan noocyada argagixisada.

Next Post
Madaxweynaha “Baarlamanku waa inuu dedejiyaa meel marinta sharciyada muhiimka u ah waddanka”

Madaxweynaha: Fursadaha u furan Al-Shabaab kuma koobna in ay kala doorataan noocyada argagixisada.

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

February 21, 2026
0

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In