Thursday, February 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka “Xukuumaddu waxay ku guuleysatay shaqo muuqata oo dalka laga qabtay”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka “Xukuumaddu waxay ku guuleysatay shaqo muuqata oo dalka laga qabtay”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa Hoyga murtida iyo madadaalada Qaranka (National Theatre) uga qeyb galay Bandhiga waxqabadka Xukuumadda DanQaran.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sharraxaad ka bixiyay Waxqadka lixda bilood ay xukuumadu qabatay, isagoo xusay in Golaha Shacabka kaalin weyn ka qaatay ansixinta Shuruuc muhiim u ah Shaqada Xukuumadda.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

February 12, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

February 12, 2026

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo munaasabadda Bandhiga waxqabadka Xukuumadda hadal ka jeediyay ayaa uga mahadnaqay in Xukuumaddu ay Bulshada Soomaaliyeed u sheegaan waxqadkoodi su’aalooyin laga weeydiiyo isla-markaana loo baahan yahay in dadaal dheer lagu bixiyo Amniga dalka, la dagaallanka kooxda Khawaariijta Al-Shabaab, waxaana uu Culima’udiinka Soomaaliyeed ku booriyay in dadka lagu baraarujiyo la shaqeynta Dowladda si loo ilaaliyo hantida shacabka Soomaaliyeed, Guddoomiyaha ayaa xusay in dadaal ay ugu jiraan in dadka indhaha u ah Bulshada ay ku casuumi doonaan ka talagelinta sharciyada.

Previous Post

Munaasabadda Waxqabadka Xukuumadda DanQaran oo ka socoto Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Xasan “Xukuumadda DanQaran ee uu hoggaamiyo R/W Xamse dhaqan cusub ayey bilaabeen oo ah in ay u furan yihiin isla-xisaabtan”

Next Post
Madaxweyne Xasan “Xukuumadda DanQaran ee uu hoggaamiyo R/W Xamse dhaqan cusub ayey bilaabeen oo ah in ay u furan yihiin isla-xisaabtan”

Madaxweyne Xasan "Xukuumadda DanQaran ee uu hoggaamiyo R/W Xamse dhaqan cusub ayey bilaabeen oo ah in ay u furan yihiin isla-xisaabtan"

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shirka Golaha Nabadda iyo Amniga AU ee AUSSOM iyo Suudaan

February 12, 2026
0

Mudane Cabdisalaam Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta xarunta Midowga Afrika ee...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqday Dugsiga Sare ee Garsoorka ee Dalka  Aljeeriya

February 12, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), Mudane Xasan Macallin Maxamuud, oo booqasho rasmi ah ku...

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

Wasaaradda Gaashaandhigga ee XFS oo Qaar ka mid ah Ciidanka XDS ka saaray liiska Ciidannimada

February 12, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED   Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed la socodsiinaysaa in, kaddib baaritaanno iyo tallaabooyin anshaxeed oo...

Shirkii 5aad ee Madasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ee Mashruuca SERP oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi

Shirkii 5aad ee Madasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ee Mashruuca SERP oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi

February 12, 2026
0

Nairobi, Febraayo 12, 2026 — Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Nairobi loogu soo gabagabeeyay Shirkii 5aad ee Madasha Dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In