Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo furay shirka Guddiga xiriirka Maareynta Musiibooyinka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo furay shirka Guddiga xiriirka Maareynta Musiibooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiiboyinka, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlayo dhisidda Guddiga Xiriirka Maareynta Musiibooyinka ee heer Qaran, waxaana kala soo qeyb galay Agasimaha guud ee Wasaaradda degaanka iyo is-beddelka cimilada Yuusuf Cabdiraxmaan Samatar, Agaasimaha waaxda gargaarka gobolka Banaadir Muxyadin Maxamuud, iyo Guddoomiye ku-xigeenka Rugta Ganacsiga Cabdiraxmaan Galaanbe.

Shirkan ayaa waxa ka qeybgalay Wasaaradaha Arimaha Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka ee Dowlad goboleedyada, Hay’ado heer Federaal ah, khubarro iyo saraakiil sare oo ka socotay Hay’adda Cunnada Aduunka ee Qaramada Midoobay, Rugta Ganacsiga, bulshada rayidka ah iyo madax ka socoday xafiiska Somali Crises Recovery Program waxaana maalgaliyay dhisidda guddigan Baanka Aduunka.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Maxamuud Macallin ayaa kawarbixiyey u jeedka shirkaan, isagoo xusay in Maareynta Musiiboyinka aysan ku filneen hal Hay’ad, loona baahanyahay in la isku kaashado sida loo maaraynayo masiibooyinka dalka ka dhaca ee dhibaateeya dadka, degaanka iyo dhaqaalaha.

Previous Post

Xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga ee ku sugan Gobolka Baay

Next Post

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka

Next Post
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In