Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Muungaab ” Wey mahadsanyihiin Injineeradii ka qayb qaatay dhismaha Aqalka Dowladda Hoose

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gen Muungaaab”Dowladda hoose Ee Xamar iyo Shacabka Gobolka ayaa iska kaashanaya Nadaafada”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan loogu mahadcelinayey dadkii ka qeyb qaatay dhismaha xarunta dowladda hoose ee Xammar ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Kulanka oo ka dhacay xarunta Dowladda Hoose ee Xammar ayaa waxaa ka qayb galay Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir, injineeradii ka qayb-qaatay dhismaha xarunta iyo marti sharaf kale.

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa u mahadceliyay cidwalba oo ka qayb qaadatay quruxda iyo dib u soo Noo laynta Aqalka Dowladda Hoose ee xammar.

“Runtii waxaan rabaa inaan halkaan uga mahadceliyo Guddigii qaban qaabada xafladdii Taariikhiga ahayd ee furitaanka Aqalka Dowladda hoose ee Xammar ee uu ka soo qayb galay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud” ayuu yiri guddoomiye Muungaab.

Sidookale Guddoomiyaha gobolka ayaa u macahceliyay Injineeradii ka qayb qaatay Dhismaha Aqalka Dowladda hoose ee Xammar kuwaas oo goobta xafladda ka dhecaysay ku sugnaa.

Muddo Afar iyo labaatan sano kaddib ayaa dib loo howlgaliyay xaruntii Dowladda Hoose ee Xammar kaas uu shalay dib u howlgalinteeda uu ka qayb qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud islamarkaana uu sheegay in loogu yeeri doono xarunta Aqalka Dowladda hoose ee Xammar.

Previous Post

Ra’iisulwasaare Cumar” waxaa Imaandoona Muqdisho Madaxda Jubbaland”

Next Post

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

Next Post
Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In