Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Taabit oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Taabit oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Guddoomiye Thaabit ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinaya Wasiiru Dowlaha madaxtooyada Soomaaliya Cabdulqaadir Macalin Nuur, waxaana garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ku soo dhoweeyay madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Soo dhoweyn ka dib Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo wafdigiisa ayaa loo gudbiyay xarunta madaxtooyada ee magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud halkaasi oo Xildhibaano ka tirsan  labada Aqal ee Baarlamaanka kaga horeeyaan.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu wadaa inuu gaaro madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya halkaasi oo lagu qabanayo shir lagu dhaqan gelinayo heshiiskii ay wada gaareen maamulka Ahlu suna iyo Galmudug oo si rasmi ah la isugu darayo.

Xigasho sawirrada:- Cabdifatax Arizona

Previous Post

Wasaaradda Beeraha oo walaac ka muujisay cayayaan fara ba’an ku haya beeraleyda Soomaaliyeed {Sawirro}

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qayb galay Shir looga hadlayay Amniga Qaranka “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qayb galay Shir looga hadlayay Amniga Qaranka “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qayb galay Shir looga hadlayay Amniga Qaranka "SAWIRRO"

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In