Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Qadar Kheyriyah Oo Daahfurtay Mashruuc lagu Gargaarayo Dadka Abaaruhu Saameeyeen

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Qadar Kheyriyah Oo Daahfurtay Mashruuc lagu Gargaarayo Dadka Abaaruhu Saameeyeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Qadar Kheyriyah oo ka shaqeysa howlaha samafalka ayaa maanta daahfurtay mashruuc deeqo lacageed iyo gurmad lagu gaarsiinayo 14,000  oo ah qoysas isugu jira danyar ,agoon iyo kuwa ay Abaaraha saameeyeen oo ku kala nool magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka iyadoo furitaanka mashruucaasi ay goobjoog ka ahaayeen Safiirka Dowladda Qadar u qaabilsan Soomaaliya Xasan Binu Xamza  iyo masuuliyiin katirsan Hay’adda qadar Kheyriyaha.

Magaaalada Muqdisho ayay Haya’ddu  deeq lacageed ugu qeybisay Inkabadan 600 Qoysas danyar ah oo ka faa’iideystay deeqdaasi iyadoo arintaan ay qeyb ka tahay howlaha gurmmadka Abaaraha iyo dadka danyarta ah sida uu warbaahinta u sheegay Madaxa xafiiska Hay’adda Qadar Kheyriyah ee Somaaliya Cabdinuur Xaaji Cali.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Aadan oo kamid ah Culumaa’udiinka Somaaliyeed oo ka hadlay goobta dadkaasi  lacagta loogu qeybinayay ayaa sheegay inay tahay waajib diini ah is caawinta dadka muslimiinta ah loona baahan yahay in dadka Somaaliyeed ay is gargaaraan maadaama dalka ay kajirto abaar si daran u saameysay dadka iyo duunyada.

Ugu dambeyntii dadkii danyarta ahaa ee maanta Hay’adda Qadar Kheyriyah ay u qeybisay deeqda lacageed oo ka kala yimid degmooyinka magaalada Muqdisho iyo duleedyada magaalada ayaa u mahad  celiayay Hay’adda qadar iyagoona balanqaaday in deeqda lasiiyay qeyb kamid ah ay sii gaarsiin doonaan walaalahooda ay abaartu saameysay ee kusoo barakacaya Caasimada Muqdisho iyo nawaaxigeeda.

Previous Post

Shirkadda Hormuud Oo Biyo Dhaamin U sameysay Qoysas kunool Deegaano Galgaduud Hoos Taga

Next Post

Faallo: Maxaa hadda looga fadhiyaa Madaxweynaha JFS?

Next Post
Faallo: Maxaa hadda looga fadhiyaa Madaxweynaha JFS?

Faallo: Maxaa hadda looga fadhiyaa Madaxweynaha JFS?

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In