Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hey’adda IMF oo amaantay hab maamul-Maaliyadeedka Soomaaliya.

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Hey’adda IMF oo amaantay hab maamul-Maaliyadeedka Soomaaliya.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Warbixinta ay soo saartay Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ku amaantay hab Maaliyadeedka Soomaaliya, iyadoo ku bilowday warbixnteeda:-

Ka sokoow abaaraha daran iyo Weeradda goos-gooska ah, Soomaaliya waxay ka fogaatay hoos u dhac dhaqaale 2017 kii, iyadoo taageero ka heleeysa Bulshadda Caalamka iyo Bulshada Soomaaliyeed.

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

Maamuladdu si adag ayey ula shaqeeynayaan barnaamijka kormeerka shaqaalaha (SPM), Waxay dhaqan galinayaan isbadallo adag.
2017 kii, Soomaaliya waxay wajahday Abaaro daran iyo Weerarro Argagixiso oo goos-goos ah. Isbadaladaasi waxay dhaawacen dhaq-dhaqaagii dhaqaalaha, gar ahaan Woqooyiga dalka iyo dhulha Baadiyaha ah, waxayna si ku meel gaar ah u saameeysay dadaaladii Canshuur aruurinta ee Dowladda federalka ah ee Soomaaliya. Si kastaba mamuladdu waa ay ka gudbeen Caqabadahaas, iyagoo kaashanaya taageerada joogtada ah ee bulshadda Soomaaliyeed iyo Beesha caalamka. Wadanku wuxuu ka Fogaaday Xasarado Banii aadanimo oo aad u daran iyo Hoos u dhac dhaqaale oo weeyn.

Marnaba, dhaaalaha Soomaaliya 2017 kii lagama rajeeyneeynin Hoos u dhac. Abaarta wadanka ku dhuftay tan iyo Dabayaaqadii 2016 kii dib ayaa looga gurtay, laakiin waxay yeelatay sameeyn muuqata, gaar ahaan goobaha fog-fog. Wax soosaarka wadanka (GDP) ayaa la saadaalinayay in uu sii ahaado 1.8% 2017 kii, (2.2 ayuu hoos uga soo dhacay 2016 kii). Iyadoo ay riixayaan Qiimaha sare ee raashinka, Sanadka oo ah sanadkii Sicir bararka ayuu kordhay oo uu gaaray 5.2% Dhammaadka Sanadkii 2017 kii.
Markaas, in yar oo Miisaaniyad dheeraad ah ayaa la gaaray Dhamaadkii September 2017kii, Xintaa Daqliga gudaha in yar ayuu hoos uga dhacay Bartilmaamedkii Barnaamijka.

Dheeriga $3.8 Million intii la filayay in Miinsaaniyadda lagu isticmaalo. Markii waqtigu uu dhamaanayay December, Warbixin hor u dhac ah ayaa muujisay in Hirgalinta adag ee Canshuurta, Kana badan intii wadajirka loogu hishiiyay ay caawinmaad ka geeysteen Dheeriga miisaaniyadda ee ku dhawaad $1.8 Million. Daqliga Maxaliga ah ayaa sidoo kale la qiyaasayaa in uu Abaaray bartilmaameedkii barnaamijka.
Ka sokoow Caqabadaha Deegaanka, Dowladda Soomaaliya waxay ku dadaashay Hirgalinta Isbedaladda Barnaamijkooda ku xusan.

Warbixinta ay soo saartay Hey’adda Lacagaha Adduunka ee loo yaqaan IMF-ta ayay ugu dambeyntii ku sheegtay in 21 kii Jun 2017 kii, IMF mamulkeeda ay meel mariyay 12 Bilood oo kale uu Barnaamijka kormeerka Shaqaalaha uu jirayo inta u dhexeysa May 2017-April 2018-ka.

W.D. C/laahi Ruush

Previous Post

Amiirka Qadar “Suuriya waxaa ka socda danbiyo ka dhan ah Aadminimada”

Next Post

Xafladda isku aadka Kooxaha ee ciyaarta xagaaga ayaa lagu qabtay Columbus ( Ohio International Spring Cup 2018

Next Post
Xafladda isku aadka Kooxaha ee ciyaarta xagaaga ayaa lagu qabtay Columbus ( Ohio International Spring Cup 2018

Xafladda isku aadka Kooxaha ee ciyaarta xagaaga ayaa lagu qabtay Columbus ( Ohio International Spring Cup 2018

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In