Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgal Miino Baaris ah oo Ciidanka ka sameeyeen inta Waddada isku xirta Marka iyo Janaale

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Howlgal Miino Baaris ah oo Ciidanka ka sameeyeen inta Waddada isku xirta Marka iyo Janaale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgalka waxaa laga fuliyay waddada xiriirisa deegaanka Janaale iyo magaalada Marka, halkaas oo maleeshiyaadka argagaxisada ku aaseen miinooyin aad u badan si ay ugu dhibaateeyaan dadka adeegsanaya waddadaas muhiimka ah.

Taliyaha ciidanka dhulka, Janaraal C/xamiid Dirir, ayaa howlgalka hogaaminayay, waxayna ciidanka ku guuleysteen in miinooyinkaas ka soo saaraan waddada isla markaana qarxiyaan.

Related posts

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026

Film qaade, Sadaam Cali Maxamed, oo la socday howlgalkan ayaa soo sheegaya in ciidanka socod lug ah ku mareen deegaanka Buufow Bacaad oo u dhexeeya Marka iyo deegaanka Janaale.

U jeedada howlgalkan ayaa taliyaha ciidanka dhulka waxaa u sheegey in ay xaqiijiyaan amniga deegaanada u dhexeeya Janaale iyo degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha hoose.

Wararka ayaa intaas ku daraya in aysan jirin wax khasaare ah oo ciidanka ka soo gaaray intii lagu jirey howlgalka.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho 16-04-2020

Next Post

Dowladda iyo AFRICOM oo Beeniyay in shacab ku dhinteen duqeyn lala beegsaday Argagaxisada

Next Post
Al-Shabaab Degraded by U.S., Federal Government of Somalia

Dowladda iyo AFRICOM oo Beeniyay in shacab ku dhinteen duqeyn lala beegsaday Argagaxisada

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay  kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

Wasiir Jaamac oo ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204

April 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

Soomaaliya oo la wareegtay kursiga Golaha Nabadda ee Midowga Afrika

April 7, 2026
0

Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In