Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab oo ka soconaya Hiiraan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka sameeyay Gobolka Shabeelaha dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada xoogga dalka qeybta Gobolka Hiiraan ayaa wado qorshayaal lagu dar dar gelinayo howlgallada ka dhanka kooxda argaxisada Al-Shabaab, si dib la isugu furo waddooyinka Gobolka.

Taliyaha guutada 5aad ee ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan qeybta Gobolka Hiiraan Korneyl Faarax Cali Waasuge ayaa sheegay inay muhiimtahay sidii wadajir gobolka looga saari lahaa Al-Shabaab, isla markaana laga hortago dhibta ay argagixisadu ku heyso shacabka Gobolka ku dhaqan.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

“Waxaaan rajeynaaa oo aan ka dar daarmaaya in la sugo amniga Gobolka oo aan ka tashano sidii deegaannada Gobolka looga ciribtiri lahaa argagixisada, waxaan ciidamada farayaa inay sugaan amniga oo ay si wanaagsan ula shaqeeyaan shacabka, waxaana nagala rabaa inaan dib u furno waddooyinka muhiimka ah ee Gobolka oo aan sugno Nabadgelyada” ayuu yiri.Taliye Faarax Kooshin.

Ciidamada qalabka sida ayaa dhawaan ku guuleystay inay la wareegaan deegaanno horleh oo ka tirsan Gobolka Hiiraan, ayna qorsheynayaan sidii loo joogteyn lahaa howlgallada ka dhanka ah argagixisada.

Previous Post

Shirka arrimaha Maaliyadda oo ka furmaya Kismaayo

Next Post

Taliska ciidanka booliska oo shaaciyay in lagu guuleystay tayeynta ciidanka

Next Post
Taliska ciidanka booliska oo shaaciyay in lagu guuleystay tayeynta ciidanka

Taliska ciidanka booliska oo shaaciyay in lagu guuleystay tayeynta ciidanka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In