Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgalo Amaanka lagu xaqiijinaayo oo Saaka ka socda Magaalada Gaalkacyo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Howlgalo Amaanka lagu xaqiijinaayo oo Saaka ka socda Magaalada Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgaladaan saaka ka scocda Waqooyigi Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug ayaa ayaa yimid ka dib markii xalay Kooxo hubaysani dileen Taliyihii hore ee Ciidamada Booliska Bermidka Maamulka Puntland C/rashiid Xasan Xaashi (Gebi gebi) xili uu xalay  salaada Cishaha kusoo tukaday Misaajidka dabaqeynka ee Waqooyiga Gaalkacyo.

Ciidamada Amaanka Maamulka Puntland ayaa xalay waxay bilaabeen dadaalo lagu baadi goobaayo kooxihii Taliyaha dilay si gacanta loogu soo dhigo Cadaaladdana loo hor keeno iyadoo Caadmadu gacanta kusoo dhigeen tiro dad ah oo lagu tuhmaayo in ay qeyb ka ahaayeen falka.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Wali kama hadlin Saraakiisha Ciidamada Booliska Maamulka Puntland dilka xalay loo gaeystay C/rashiid Xasan Xaashi Gebgebi oo soo ahaan jiray Taliyihii hore Bermidka Puntland ee Gobolka Mudug hadana ka mid ahaa Saraakiisha Ciidamada Maamulka.

Saraakiisha Ciidamada iyo Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Maamulka Puntland ayaa la filayaa in ay ka hadlaan Howlgalka lagu xaqiijinaayo amaan ee xalay ilaa saaka ka socda Waqooyiga Xaruunta Gobalka Mudug ee Gaalkacyo.

Previous Post

Dayax madoobaadkii ugu dheeraa Qarniga 21-aad oo xalay la arkay

Next Post

QM oo dhibaato dhaqaale laga soo sheegay

Next Post
QM oo dhibaato dhaqaale laga soo sheegay

QM oo dhibaato dhaqaale laga soo sheegay

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In