Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Iraan oo Maanta Qabatay Markab Imaaraadku Leeyahay

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Iraan oo Maanta Qabatay Markab Imaaraadku Leeyahay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Warbaahinta dowladda Iran ayaa maanta shaacisay in ay qabteen markab ka diiwaan gashan dalka Imaaraadka Carabta kaas oo sida ay sheegeen ku soo xadgudbay biyaha dalkaas, sida maanta oo khamiis ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda.

Waxay intaas ku dartay in ciidanka ilaalada xeebaha Imaaraadka dileen labo kalluumeysato oo u dhashay dalka Iraan isla maalintaas oo markabka uu soo ku gardarooday biyaha Iran.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

February 24, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka

February 24, 2026

“Isniintii, Markab Imaaraadka leeyahay waxaa qabtay ilaalada xeebaha shaqaalaha markabka ayaa la xirey maadaama ay ku soo gardaroodeen biyaha wadanka ,” sidaas waxaa baahiyay telefishanka qaranka Iran oo soo xiganaya war qoraal ah.

“Isla maalintaas, Imaaraadku waxay toogteen labo kalluumeysato oo Iraaniyiin ah doonidii ay la socdeena waa la qabsaday … Imaaraadku waxaa uu bixiyay garawshiyo waxayna sheegeen arbacadii in ay bixinayaan magta dadkaas .”

Previous Post

AMISOM oo bilowday habraaca hawlgallada ee heerka deegaanka

Next Post

Golaha Ammaanka oo goor dhow ka shiraya Arrimaha Soomaaliya

Next Post
Golaha Ammaanka oo goor dhow ka shiraya Arrimaha Soomaaliya

Golaha Ammaanka oo goor dhow ka shiraya Arrimaha Soomaaliya

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

February 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka

February 24, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka, kana turjumaysa rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, iyadoo la ilaalineysa...

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

February 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo...

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed CXD ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Raage Ceelle...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In