Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isbahaysiga NATO oo kulan ka yeelanaya Colaadda Ukraine.

Ikraan Maxamed by Ikraan Maxamed
3 years ago
in Wararka
0
Isbahaysiga NATO oo kulan ka yeelanaya Colaadda Ukraine.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

Taliyayaasha Guud iyo Madaxda Ciiddamada dalalka xubnaha ka ah Isbahaysiga NATO ayaa la sheegay inay bishan January 18-da ilaa 19-da Kulan khaas ah ku yeelan doonaan Xaruntooda Dhexe ee Brussels.
Waa Kulankii u horeeyey ee sanadkan ee ay Golaha Milliteriga ee Isbahaysiga NATO yeeshaan, si ay uga baaraan-degaan Ajendayaal ay ugu muhiimsan yihiin Istaraatijiyada muhiimka u ah NATO, Xaalladaha ka jira dalka Ukraine iyo Taageerada sii socota ee ka dhanka ah Duullaanka Raashiya ku hayaan Ukraine.
Qoraal shalay lagu daabacay Websaytka NATO NATO lagu xusay in uu Kulankaasi guddoomin doono Admiral Rob Bauer oo ah Madaxa Guddiga Milliteriga ee Isbahaysiga NATO, iyadoo ay Taliyayaasha Guud ee 32-ka dal ee ka tirsan Isbahaysigaasi (the NATO Military Committee in Chiefs of Defense Session (MCCS) ka soo qeyb geli doonaan oo lagu casuumay dhigooda dalalka Sweden iyo Finland oo aan weli xubin ka noqoin Isbahaysiga NATO.
Dhanka kale, Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga NATO, Jens Stoltenberg ayaa iyagana Warbixin siin doona Guddiga Milliteriga ee Isbahaysiga NATO arrimihii ugu dambeeyey Siyaasadda, caqabadaha dhanka Amaanka ee ku soo wajahan Isbahaysiga NATO.

Previous Post

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗰𝗮𝗯𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶 𝗗𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼 𝗼𝗼 𝗞𝗠𝗚 𝗮𝗵.

Next Post

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Bulluuga ah oo Kenya kula kulmay masuuliyiin ka tirsan Dowladda dalkaas.

Next Post
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Bulluuga ah oo Kenya kula kulmay masuuliyiin ka tirsan Dowladda dalkaas.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Bulluuga ah oo Kenya kula kulmay masuuliyiin ka tirsan Dowladda dalkaas.

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In