Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden oo si weyn ugu dabaal degay Ciidda Carafo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden oo si weyn ugu dabaal degay Ciidda Carafo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Gothenburg ee caasimadda labaad Dalka Sweden  ayaa maanta si weyn ugu dabaal degtay munaasabadda Ciidul Adxa, iyadoo dadka oo faraxsan ay isugu soo baxeen wadooyinka iyo Masaajidda magaladaas ku yaala.

Sheekh Yuusuf oo ah Imaamka Guud ee Masjidka Sunni center ee magaalada Gothenburg ayaa bulshada Muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ee daka Sweden ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidda Carafo, isagoo ugu baaqay in Jaaliyaddu ay iscaawiyaan, isla markaana intooda wax Alle siiyay ay baxsadaan sadaqo.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin weyneynta munaasabadda ciidda Carafo, maadaama dalka Sweden uu ka mid ahaa dalalkii uu sameeyay cudurka COVID-19 oo galaaftay nolosho dad badan oo Sweden ku nool.

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Duqeyn la beegsaday Fariisimo Argagixisadu ku lahayeen Qaycad

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo howl-gal qorsheysan ku dilay Horjooge Nuug Gaab oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Duqeyn la beegsaday Fariisimo Argagixisadu ku lahayeen Qaycad

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In