Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK”Waxaa guul ah in Dowladda Soomaaliya ay xabsiyada caalamka ka soo deynso maxaabiista

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK”Waxaa guul ah in Dowladda Soomaaliya ay xabsiyada caalamka ka soo deynso maxaabiista
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 Jaaliyadad Soomaaliyeed oo kunool Dalka Ingiriiska ayaa talaabo wanaagsan ku tilmaamay dadaalka Dowladda Soomaaliya ay ku soo deynayso muwaadiniinta Soomaaliyeed oo ku jira xabsiyada qaar kamid ah wadamada Caalamka.

Dr C/llaahi Maxamed Aadan  (Salaamu llaah) oo ah guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Britain oo u waramayay Wakaaladda SONNA ayaa sheegay in Qurba joogta Soomaaliyeed ay dareen ka qabeen dhibaatooyinka haysta maxaabiista Soomaaliyeed oo ku dhibaataysan xamsiyada Caalamka.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

wuxuuna sheegay in Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool Dalka Ingiriiska ay siweyn u soo dhaweynayaan dadaalada Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo guud ahaan madaxda dowladdu ay ugu jiraan sidii xoriyadooda dib ay ugu heli lahaayeen maxaabiista.

“Marka hore waan uga mahadcelinayanaa Wakaaladda SONNA  fursada ay ina siinay,midda kale,waxaan maqlaynaa in dhalinyaro badan ay kujiraan xabsiyada caalamka sida tahriib iyo siyaabo kale, dhibna la kulmay in muddo ah,arrintaasi xanuun ayay nagu haysay,sida aliibiya India Itoobiya, qurba joogta way soo dhaweynaysaa talaabada Dowladda Soomaaliya ay ku soo badbaadinayso maxaabiista Soomaaliyeed”.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan qoysas Soomaaliyeed ka soo bad baadisay kooxaha Magafayaasha ee Dalka Liibiya,iyadoo ay socdaan dadaalo lagu soo deynayo kuwo kale oo kujira xabsiyada Dalkaasi.

Hoey Dowladda waxaa ay u soo deysay maxaabiis farabadan oo kujirtay xabsiyo kuyaala wadamada Itoobiya,India iyo Seychelles,kuwaasi oo soo gaaray Dalkooda Hooyo,qaarka kale oo weli xabsiyada kuxiran ayaa waxaa dowladdu ay qorsheynaysaa sidii Dadaal kadib loogu soo celin lahaa.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Boggaadiyay Xuska Sannad guuradii 48-aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed+Sawirro

Next Post

Dag Dag Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

Next Post
Maxaa ku soo kordhay goobihii ay wax ka dheceen? Dhageyso Wariye Cabdi casiis Africa?

Dag Dag Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In