Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jarmalka oo ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadaladii Nukliyeerka ee Iiraan

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Jarmalka oo ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadaladii Nukliyeerka ee Iiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jarmalka ayaa maanta oo Arbaca ah ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadaladii ku saabsanaa heshiiska Nukliyeerka Iiraan, sida lagu sheegay  war ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Jarmalka.

Baaqa Jarmalka ayaa yimid  ka dib markii warbixin lagu sheegay in Iiraan ay dardar gelisay kobcinta Yuraaniyamkeeda oo ay gaarsiiso meel u dhow heerka hubka halista ah.

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

“Waxaan ka codsaneynaa  Xukuumadda Dahraan in ay ku soo noqoto miiska wada -xaajoodka si meshisii loogu sii wado heshiirkii Nukliyeerka,” ayuu yiri afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Jarmalka.

Madaxweynaha Iiraan ayaa Axaddii la soo dhaafay agaasime cusub u magacaabay  hey’addaTamarta Atomic-ka ee dalkiisa, sida uu baahiyay Telefishinka Qaranka Iiraan.

Previous Post

FAO iyo Dowladda Soomaaliya oo bilaabay xog ururin ku saabsan wax soo saarka beeraha

Next Post

Ra’iisul wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulanka tiirka dhaqaalaha dalka

Next Post
Ra’iisul wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulanka tiirka dhaqaalaha dalka

Ra’iisul wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulanka tiirka dhaqaalaha dalka

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In