Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kenya oo laga helay Qofkii ugu horreeyay ee qaba Coronavirus

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Kenya oo laga helay Qofkii ugu horreeyay ee qaba Coronavirus
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caafimaadka ee Dalka , Mutahi Kagwe, ayaa Maanta oo Jimca ah shaaciyay in Qof qaba xanuunka Coronavirus laga helay Dalkiisa.

Qofkan oo ah Ardayad aan Macageeda la sheegin ayaa kasoo laabatay Dalka Maraykanka, iyadoo soo martay Waddanka Ingiriiska.

Related posts

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026

Wasiirka ayaa sheegay in xaaladda caafimaad ee Gabadhan ay haatan wacan tahay, laguna sii hayn doono Isbitaalka inta ay ka ladnaanayso.

Kenya ayaa sheegtay in ay daba-geli doonto dhammaan Dadkii ay la kulantay Gabadhan tan iyo markii ay Dalka kusoo laabatay.

Fayraska Corono ayaa kasoo billowday Magaalada Wuhan oo ka tirsan Gobolka Hubei ee Dalka Shiinaha ayaa galaaftay nolosha 4,600 Qof, halka 126,000 kalana uu saameeyay Cudurkan.

Soomaaliya oo deris dhow la ah Kenya ayaa horay u muujisay feejignaan la xiriirta ka hortagga Cudurka Coronavirus.

Previous Post

Dhegeyso Barnaamijka Imaqashii iyo Imadadaali ee Radio Muqdisho

Next Post

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Dhuusomareeb.

Next Post
Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Dhuusomareeb.

Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Dhuusomareeb.

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo soo dhaweysay Heshiiska Xabbad-joojinta ee u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan

April 8, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxay si diirran u...

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay wadatashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed

April 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay wada-tashiyo siyaasadeed iyo kulamo dib u heshiisiineed oo uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In