Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxda Chelsea oo Badisay iyo Manchester City oo Bareejo Lagu Celiyay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxda Chelsea oo Badisay iyo Manchester City oo Bareejo Lagu Celiyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Chelsea ayaa labo dhibcood ku qabatay hogaanka horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga,ka dib markii ay garoonkeeda Stamford Bridge 2-0 uga badisay kooxda Newcastle United.

Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana dhamaadkii qeybtiihore ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Oscar,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
oscar goolOscar celeee

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaaryahan Diego Costa ayaa daqiiqadii 59-aad ee ciayarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Chelsea.
celee

Costa Celee

Ciyaaryahan Costa ayaa qabtay hogaanka gool dhalinta horyaalka ingiriiska,waxana uu dhaliyay goolkiisii 15-aad ee horyaalka.

Kooxda Chelsea ayaa horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga ku hogaamineyso 49-dhibcood,halka kooxda Newcastle United ay horyaalka uga jirto kaalinta tobanaad,iyadoo leh 27-dhibcood.

Kooxda Everton ayaa garoonkeeda Goodison Park barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Manchester City.

Kooxda Manchester City ayaa iska qasaarisay fursad ay isku dhibco ku noqon lahaayeen kooxda Chelsea.

Ciyaaryahan Fernandinho ayaa daqiiqadii 74-aad ee ciyaarta goolka u dhaliyay kooxda Manchester City.
Fer goolFer Celee

Ciyaaryahan Steven Naismith ayaa daqiiqadii 78-aad ee ciyaarta goolka barbardhaca u dhaliyay kooxda Everton.
Steven GoolS Celee

Ciyaaryahan Sergio Aguero ayaa mudo bil ka badan dhaawac uga maqnaa kooxda Manchester City ayaa bedel ku soo galay ciyaarta.

Aguero
Kooxda Manchester City ayaa horyaalka ingiriiska ee Premier League-ga,waxana ay leedahay 47-dhibcood,halka kooxda Everton ay horyaalka uga jirto kaalinta 12-aad,iyadoo leh 22-dhibcood.

Kooxda Swansea City ayaa garoonkeeda Liberty Stadium barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda West Ham United.

Kooxda West Ham United ayaa goolka la hor martay,waxaana dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Andy Carroll,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Andy gool

Andy goool

Andy gooool

Carrol celee

Carroll celeeAdarian celee

Ciyaaryahan Mark Noble ayaa daqiiqadii 74-aad ee ciyaarta gool barbardhaca ka dhaliyay kooxdiisa West Ham United.
gomis goolgool celeecelee

gomis celee

Gomis celeeeee

Oba celee

Kooxda West Ham United ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta todobaad,waxana ay leedahay 33-dhibcood,halka kooxda Swansea City ay horyaalka uga jirto kaalinta sagaalaad,iyadoo leh 30-dhibcood.

Kooxda West Bromwich Albion ayaa garoonkeeda The Hawthorns 1-0 uga badisay kooxda Hull City.

Ciyaaryahan Saido Berahino ayaa daqiiqadii 77-aad ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda West Bromwich Albion.
Saido goolCeleeeecelee

Tababaraha cusub ee kooxda West Bromwich Tony Pulis ayaa guushiisii ugu horeysay ee horyaalka la gaaray kooxda.
Tony

Kooxda West Bromwich Albion ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta 14-aad,waxana ay leedahay 21-dhibcood,halka kooxda Hull City ay horyaalka uga jirto kaalinta 17-aad,iyadoo leh 19-dhibcood.

Kooxda Burnley ayaa garooneeda Turf Moor 2-1 uga badisay Kooxda Queens Park Rangers.

Kooxda Burnley ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 12-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Scott Arfield.
Scott goolScot Celee

Ciyaaryahan Charlie Austin ayaa daqiiqadii 33-aad ee ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay kooxda Queens Park Rangers.
Austin PenAustin celee

Ciyaaryahan Danny Ings ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Burnley,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
ings goolings goool

ings celee

Kooxda Burnley ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta 16-aad,waxana ay leedahay 20-dhibcood,halka kooxda Queens Park Rangers ay ka mid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.

Kooxda Leicester City ayaa garoonkeeda King Power Stadium 1-0 uga badisay kooxda Aston Villa.

Kooxda Leicester City ayaa goolka la hor martay,waxaana dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Paul Konchesky,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
celee

celeeeeKon celee

Ciyaaryahan Matthew James ayaa dhamaadkii ciyaarta kaarka casaanka ah ka qaatay kooxda Leicester City,halka kooxda Aston Villa uu kaarka casaanka ah qaatay ciyaaryahan Ciaran Clark.
Clark e

Clark Red

Clark

James

Red

Reed

Reeed

Kooxda Aston Villa ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta 13-aad,waxana ay leedahay 22-dhibcood,halka kooxda Leicester City ay ka mid tahay sedaxda kooxood ee ugu hooseeya horyaalka ingiriiska.

Previous Post

Madaxweynaha oo guul ku tilmaamay shirka IGAD

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Israa’iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka sarkaal Mareykan ah uu u sheegay Al Jazeera in Mareykanku...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay bariga gobolka Hiiraan, kaas oo qayb ka...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ayaa martigelisay  Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo xalay lagu qabtay Xarunta...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay xoojinta xiriirka labada Dowladood

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In