Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kooxo hubeysan oo dil u geystay Guddoomiyihii ururka Haweenka Gobolka Mudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Kooxo hubeysan oo dil u geystay Guddoomiyihii ururka Haweenka Gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxo bistoolado ku hubeysan ayaa caawa fiidkii magalada Gaalakcyo ku dilay Guddoomiyaha ururka haweenka ee Puntland Allaha u naxariistee Dhudi Yuusuf, iyadoo kooxihii falka dilka ah geystay ay goobta ka baxsadeen.

Kooxaha dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday, xilli ay hortaagneyd hooygeeda oo ku yaala xaafadda Israaca ee dhanka Puntland, waxaana goobta gaaray ciidamada amniga oo goobta ka bilaabay howlgallo ay ku baadi goobayaan kooxihi falka geystay.

Related posts

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

April 8, 2026
Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

April 8, 2026

Allaha u naxariisto marxuum Dhudi ayaa ka mid ahayd haweenka u ololeeya nabadda iyo xasiloonida.

Previous Post

Ciyaar saaxiibtinimo oo lagu soo gaba gebeeyay Kismaayo+Sawirro

Next Post

Ciidamada sida gaarka ah u tababbaran ee booliska oo howlgallo sameeyay “SAWIRRO”

Next Post
Ciidamada sida gaarka ah u tababbaran ee booliska oo howlgallo sameeyay “SAWIRRO”

Ciidamada sida gaarka ah u tababbaran ee booliska oo howlgallo sameeyay "SAWIRRO"

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

April 8, 2026
0

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo...

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

April 8, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 8 Abriil 2026 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan muhiim...

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

April 8, 2026
0

Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund – NCF) ayaa si rasmi ah u daah-furay tababarka Green Climate...

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In