Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan arimaha xuduudaha looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Kulan arimaha xuduudaha looga hadlayay oo Muqdisho lagu qabtay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ka dhacay magaaldda Muqdisho ayaa looga hadlay qaabka ugu wanaagsan ee looga shaqeyn karo xuduudaha maamul goboleedyadda dalka.

Kulankan oo ay soo qaban gudiga madaxa banaan ee xaduudaha iyo federaalka oo kaashanaya hey’adda lagu magacaabo Max Plan Foundation taas oo ka shaqeysa arrimaha xasiloonidda, nabadda iyo sidoo kale La-talinta sharciga.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Waxaa kulanka ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socday guddiga madaxa banaan ee xaduudaha iyo federaalka iyo mas’uuliyiin kale oo ka socday hey’adda Max Plan Foundation taas oo guddiga ka taakuleysay tababaridda shaqaalaha guddiga xaduudaha iyo arrimo kale.

C/Qaadir Cismaan Yuusuf, oo ah madaxa Shirka Max Plan ayaa sheegay inay bixiyeen tabaro badan oo ku saabsan dhanka dastuurka iyo sidoo kale xaduudaha.

Guddoomiyaha gudiga xaduudaha iyo federaalka Khaliif C/Kariin Maxamed, ayaa sheegay in hey’adda Max Plan Foundation ay wax badan ka garab siisay taas oo kamid yihiin shaqooyinka kala duwanaa oo ay ka qabteen inta badan maamul goboleedyadda.

Ugu dambeyntii ayaa waxaa shahaadooyin Sharafeed la gudoonsiiyey Madaxda Shirkadda Max Plan Foundation taas oo Shaqadeeda intaan ku e keyn.

vlcsnap-2016-12-24-14h11m19s252 vlcsnap-2016-12-24-14h11m26s60 vlcsnap-2016-12-24-14h11m32s123 vlcsnap-2016-12-24-14h11m42s180 vlcsnap-2016-12-24-14h11m50s42 vlcsnap-2016-12-24-14h12m12s1

Previous Post

DAAWO Barnaamijka Waxbarashada

Next Post

Munaasabad lagu soo dhaweynayey safiirka cusub ee Soomaaliya ay u magacowday dalka Sweden ayaa lagu qabtay magaalada Stockholm

Next Post
Munaasabad lagu soo dhaweynayey safiirka cusub ee Soomaaliya ay u magacowday dalka Sweden ayaa lagu qabtay magaalada Stockholm

Munaasabad lagu soo dhaweynayey safiirka cusub ee Soomaaliya ay u magacowday dalka Sweden ayaa lagu qabtay magaalada Stockholm

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In