Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay biyo la’aanta oo lagu qabtay Baydhabo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Diiwaan galinta Musharaxiinta kuraasta aqalka hoose oo Baydhabo ka bilaabanaysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo looga hadlayey wax ka qabashada biye yarida ka jirta magaalada Baydhabo ayaa waxaa si wadajir ah u soo qaban qaabiyey Wasaaradaha Biyaha Dawladda Federaalka iyo tan Koonfur Galbeed oo taagyeero Maaliyadeed ka helaysa Bankiga adduunka.

Waxaana kulanka ka soo qeybgaley Ku-simaha Madahaweynaha Koonfur Galbeed ahna Wasiirka Amniga Gudaha . Wasiir kuxigeenka Wasaarada Biyaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Wasiirka Wasaaradda Biyaha Koonfur Galbeed, Wakiilo kakala socoday Shirkadaha maamula Biyaha magaalada, masuuliyiin ka socoday Bankiga adduunka iyo hay’ada socdaalka adduunka ee IOM

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Kulanka oo intiisa badan diiradda lagu saarayey wax kaqabashada biyo yarida ku soo noqnoqotay magaalada Baydhabo sanadahii dambe iyo sidii xal looga heli lahaa ayaa waxaa si toos ah ufuray kusimaha Madahaweynaha Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed Eelaay.

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Mudane Cabdullaahi Cali Watiin iyo Cali Wardheere Cabdiraxamaan Guddoomiyaha Gobolka Baay oo ka mid ahaa ka qeyb galayaasha kulanka oo goobta ka hadley waxa ay umahad naqeen Bankiga Adduunka iyo Dawladda Soomaaliyeed oo iska kaashanaya  wax ka qabashada niyo la’aanta magaalada Baydhabo.

Wasiir ku-xigeenka Wasaarada biyaha Xukuumadd Federaalka Soomaaliya Cusmaan Libaax Ibraahim  iyo Wasiirka Wasaaradda Biyaha Koonfur Galbeed Aadan Xasan Usaama ayaa sheegay in labada Wasaaradood ay iska kaashanayaan wax ka qabashada biyo la’aanta Baydhabo.

Previous Post

Guddiyo Waxbarashada qaabilsan oo tababar loogu soo xiray Gaalkacyo

Next Post

Eng Yarisow “Wasaaradda Caafimaadka waxaan ka wada shaqeynaynaa sidii adeegyada Caafimaadka loo gaarsiin lahaa bulshada Gobolka Benaadir”

Next Post
Eng Yarisow “Wasaaradda Caafimaadka waxaan ka wada shaqeynaynaa sidii adeegyada Caafimaadka loo gaarsiin lahaa bulshada Gobolka Benaadir”

Eng Yarisow “Wasaaradda Caafimaadka waxaan ka wada shaqeynaynaa sidii adeegyada Caafimaadka loo gaarsiin lahaa bulshada Gobolka Benaadir”

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In