Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay ilaalinta xuquuqda carruurta oo Muqdisho lagu qabtay

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay ilaalinta xuquuqda carruurta oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doodaan oo socotay dhowrkii maalin ee la soo dhaafay ayaa waxaa qaban qaabisay wasaaradda cadaaladda xukuumadda Soomaaliya, waxaana ka qaybgalay xubno ka socday hay’adaha garsoorka dalka, culima’udiin, ururada bulshada, iyo dhalinyaro waxaana laga dooday sameynta sharci u gaar ah carruurta.

Ka qayb galayaasha ayaa maalmihii ay kulan sanaayeen waxaa ay ka doodeen dhismaha maxkamad caruurta u gaar ah iyo sidoo kale sameynta sharciga cadaaladda Caruurta waxaana ay soo jeediyeen aragtiyo ka hadlaya fulinta fikradihii ka soo baxay.

Related posts

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) oo shaaciyay liiska horjoogayaal lagu dilay hawlgalladii u dambeeyay

Ciidanka Hay’adda NISA oo war ka soo saaray hawlgallo qorshaysan oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

April 4, 2026
Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo kulamo kaga qaybgalay dalka Turkiga

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo kulamo kaga qaybgalay dalka Turkiga

April 4, 2026

Qaar ka mid ah ka qayb galayaasha ayaa xiritaanka ka sheegay in ay ahayd dood aad u qiima badan oo ay jeclaan lahaayeen in shuruucdaas sameynteeda la dardar galiyo.

Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Dr.Ismaaciil Jimcaale Calasow, oo soo xiray dood cilmiyeedkaan ayaa waxaa uu sheegay in dalka oo dhan la gaarsiin doono ka doodista sharciga caalamiga ah ee carruurta ka dibna fikradaha bulshada lagu saleyn doono ansixintiisa.

“Waxaan idinkaga mahad celinayaa dooda iyo sida aad fikradaha usoo gudbiseen fikradihina waan aruuri doonaa inta wali aan la gaarina wasaaradda ayaa diyaar ula ah in goobahooda ay ugu geyso si ay uga doodaan” ayuu yiri Dr Jimcaale.

Previous Post

Wasiirka howlaha guud oo lagu wareegayay qalab xafiiseed

Next Post

Xuska 15 May oo lagu qabtay Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post
Xuska 15 May oo lagu qabtay Baydhabo “SAWIRRO”

Xuska 15 May oo lagu qabtay Baydhabo "SAWIRRO"

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) oo shaaciyay liiska horjoogayaal lagu dilay hawlgalladii u dambeeyay

Ciidanka Hay’adda NISA oo war ka soo saaray hawlgallo qorshaysan oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay Gobolka...

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo kulamo kaga qaybgalay dalka Turkiga

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo kulamo kaga qaybgalay dalka Turkiga

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Turkey):- Xoghayaha Joogtad ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Cabdulkadir Faarax, oo hoggaaminaya wafdi ka socda...

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha Kumeel gaarka ah ee KGS oo soo magacaabay agaasimaha guud ee Madaxtooyada

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(St.Petersburg-Russia):-Soomaaliya ayaa sanadkan waxa ay ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka. Maareeyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In