Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay qiimaha ay waxbarashadu u leedahay bulshada oo lagu qabtay Balcad

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Maalinta qorista iyo akhriska adduunka oo laga xusay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iskuulka Hoose Dhexe ee IFIYE oo ka mid ah iskuulada Degmada Balcad ayaa soo qaban qaabiyay munaasabadan oo lagu weyneynayay Waxbarashada, isla markaana lagu dhiirgelinaayay in waalidiinta ay carruurtooda geeyaan goobaha waxbarahada si loo yareeyo Jahliga, Isla markaana kor loogu qaado aqoonta dhallinta Soomaaliyeed.

 

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Waxaa kasoo qeybgalay Maamulka Degmad Balcad aqoonyahanno, Culumaa’udiin, waalidiin, Araday iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, si loodhiiragaliyo isla markaana ay ugu daydaan ardayda kale waxaa lagu guddoonsiiyay xafladda abaalmarino ardayda kaalimaha hore ka galay Iskuulka.

Maamulaha Iskuulka IFIYE oo munaasbadda soo qaban-qaabiyay Macalin Fatxi Cabdirisaaq Maxamuud (Sunni) ayaa ku dhiigaliyay waalidiinta in ay carruurtooda waxbaraan oo ay geeyaan xarumaha waxbarashada dalka.

Cabdiqaadir Maxamed Cismaan (Jeesto) oo ka mid ah aqoonyanahada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in waxbarashadu ay tahay mid anfaceyso dhamaan bulshada Soomaaliyeed, loona baahanyahay in waalidiintu lagu dhiiri geliyo sidi ay carruurtooda u geeyn lahaayeen goobaha waxbarashada.

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Degmada Balcad Dr. Axmed Sheekh Xuseen oo munaasabada ka hadlay ayaa ku Waxbarashada ku tilmaamay mid muhiim ah, ayna dhiiri gelin doonaan barayaasha wax ka dhiga dugsiyada ku yaala degmada Balcad.

Waxbarashada ayaa ah mid muhiim ah bulshada, waxaana mudooyinkii dambe laga dareemaayay Degmada Balcad horumar dhanka Waxbarashada ah.

 

Previous Post

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta xusaya sanad-guuradooda 49-aad

Next Post

Shaqaalaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Next Post
Shaqaalaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay barnaamijka Isxilqaan “SAWIRRO”

Shaqaalaha xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay barnaamijka Isxilqaan "SAWIRRO"

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In