Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kumanaan qaxooti Soomaaliyeed ah oo kasoo laabanaya Dhadhaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Kumanaan qaxooti Soomaaliyeed ah oo kasoo laabanaya Dhadhaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in 26,819 oo Qaxooti Soomaaliyeed ah la xaqiijiyay in ay doonayaan in si iskood ah ay ugu laabtaan Dalkooda Hooyo.

Qaramada midoobay Laanteeda Qaxootiga ayaa war bixin Bileedkeedii ay soo saartay Shalay oo Axad ahayd ,waxay ku sheegtay, in 2,525 ay dib u laabteen si madax bannaan, markii laga caawiyay socdaalkooda inta u dhaxaysay 16-ka illaa 30-kii September, kuwaasoo ku safray xagga Dhulka iyo Cirka.

Related posts

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026

UNHCR, ayaa sidoo kale sheegtay , laga soo billaabo 8-dii December 2014 illaa 30-kii September ee Sanadkan inay Guryo noqdeen 32,949 Qaxooti Soomaaliyeed ah, markii laga Gacan qabtay wadiiqadii ay ku gaari lahaayeen halkii ay ka yimmaaddeen dhowr iyo Labaatan Sana ka hor.

War-bixintan Qaramada midoobay ayaa immanaysa xilli ay qaar ka mid ah hay’adaha samafalku walaac xooggan ka muujinayaan soo laabashada Dadka Soomaaliyeed ee Qaxootiga ku ahaa muddada dheer Xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya.

SONNA/News

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Ciidamada Ciraaq oo bilaabay howlgal dib loogu qabsanaayo, Mosul

Next Post
Ciidamada Ciraaq oo bilaabay howlgal dib loogu qabsanaayo, Mosul

Ciidamada Ciraaq oo bilaabay howlgal dib loogu qabsanaayo, Mosul

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

Xarunta Boqor Salmaan oo maanta Muqdisho ka daah-furtay qeybinta Zakaatul Fitriga.

March 17, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Al-Mahasin Foundation, ayaa si rasmi ah maanta gobolka banaadir ka...

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In