Layla Axmed Ismaaciil, ayaa ku guuleysatay xubinnimada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ka dib markii uu u tanaasulay murashaxii la tartami lahaa ee Maxamed Maxamuud Cabdi.
Senator Layla Axmed Ismaaciil, ayaa cod gacantaag ah ku heshay 39 cod, kadib markii uu musharaxnimadii ka tanaasulay Maxamed Maxamuud Cabdi.