Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka gobolka Banaadir oo ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha bannaynta waddooyinka uu roobku xiray+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka
0
Maamulka gobolka Banaadir oo ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha bannaynta waddooyinka uu roobku xiray+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Dowlada hoose ee Xamar oo maalmahaan si joogta ah uga howl galayay maareeynta saameeynta uu Roobka ku yeeshay bilicda Caasimadda iyo isku socodkeeda ayaa ka warbixiyay xalay halka ay marayso shaqada culus ee la tacaalidda Biya-dhigga Roobka.

Agaasimaha guud ee Nadaafada iyo Bilic soo celinta gobolka Banaadir, Sharma’arke Caddoow Tuuryare oo xilligaas warbaahinta kula hadlay Wadada Buula Xubeey ee degmada Wadajir ayaa sheegay in ay 24 ka saac u taagan yihiin sidii ay biyaha ugu nadiifin lahaayeen Waddooyinka si shacabka iyo gaadiidkuba ay u helaan nafis.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Sharma’arke Caddoow ayaa intaa ku daray in 8-dii cisho ee uu Roobku sida xawliga u socday ay wax badan ka qabteen waddooyinka isku xira degmooyinka Wadajir, Dharkeynleey, Kaxda iyo degaanka Garasbaalleey, degmooyinka kalana ay u gudbi doonaan, wuxuuna sheegay in Roobka oo kusii da’aya hadba halka ay biyaha ka qaadaan ay howluhu adkeeyeen balse ay u dhabar adaygayaan.

Agaasime Sharma’arke ayaa ugu dambayn kula dardaarmay dadka wax haysta inay u gurmadaan dadka jilicsan ee ku nool xeryaha barakacayaasha iyo meelaha biyo degeenka ah, kuwaas oo u nugul waxyeellada ka dhalata biyaha Roobka, isagoo shacabka ku boorriyay inay garab istaagan howlaha ay Caasimadda ka waddo dowladda hoose

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo La Kulmay Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya

Next Post

Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab

Next Post
Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab

Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In