Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Shabeellaha Hoose oo gargaar gaarsiiyey dadka ay abaaraha saameeyeen ….

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Maamulka Shabeellaha Hoose oo gargaar gaarsiiyey dadka ay abaaraha saameeyeen ….
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqdan iskugu jirtay  lacag iyo raashin  ayaa waxa  loogu tala galay dadka ay abaartu saamesay ee ku dhaqan  deeganada iyo  degmooyinka gobolka Shabellaha Hoose  waxa ayna ka timid guddiga Gurmadka Qaran ee abaaraha waxana loo soo marsiiyay maamul goboledka Koofur Galbeed.

Deeqdan oo isku jirtay raashin iyo lacag  ayaa waxaa la  gaarsiyay kumanaan  dadka a abaartu saamesay ku nool degaanada num 50  ceeljaale  shalanbood iyo degmada qoryooley  waxaaana goobta lagu qeybinayay raashinka iyo lacagaha ku sugnaa maamulada degmooyinka  gudomiyaha gobolka shabellaha  hoose  taliyaha qeybta boliiska gobolka shabellaha hoose iyo wasiir ku xigeenka wasarada  gar gaarka iyo daryeelka  nafada Koofur Galbeed.

Related posts

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026

Deeqdan raashinka iyo lacagta isu jirta  waxaa ka faa,idestay dad ay sameysay abaarta ee ku dhaqan deeganada iyagoo ka mahadceliyay deeqdan ay soo garsiyen maamulka Koofur Galbeed.

Waxaan u mahacelineynaa deeqdan rashinka ah masuuliyinti na sooo garsiisay baahi ayaan u qabnay dadka ay abartu saamesay ayaan nahay waxan codsaneyna in deeqa kale nala soo arsiyo

Wasiir ku xigeenka wasaarada gargaarka  iyo dayeelka Koofur Galbeed Mohamed Ali gaani ayaa shegay in deeqdan ay ka timid guddiga Gurmadka Qaran ee abaaraha ayna gaarsiyen dadki logu tala galay

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Najax ayaa shegay in ay soo gabagabeyen wajiga labaad ee qeybinta gargaarka loogu talaglay dadka ay abaartu saamesay,isagoona u mahadceliayay madaxweynaha jamhuriyada Federaalka  ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan  booqashadi ay ku tageen Degmada Afgooye.

Previous Post

Warbixin: Shirka London iyo ahmiyadda uu u leeyahay bulshada

Next Post

War-murtiyeedkii shirka London-Akhriso

Next Post
Warbixin: Shirka London iyo ahmiyadda uu u leeyahay bulshada

War-murtiyeedkii shirka London-Akhriso

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

March 16, 2026
0

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka howlgala caasimadda dalka, ayaa ka...

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EALA oo maanta la dhaarinayo

March 16, 2026
0

Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa la filayaa in goordhow lagu...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha Kaaraan

March 16, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Ciid-siin iyo taakuleyn gaarsiiyay Dugsiga Agoonta...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In