Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Dalka Oo Kulamo Beledweyne Kula Leh Qeybaha Kale Duwan Ee Bulshada “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Dalka Oo Kulamo Beledweyne Kula Leh Qeybaha Kale Duwan Ee Bulshada “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

M.weynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Sh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada B.weyne Ee xarunta Gobalka Hiiraan.

Wafdiga M.weyne Xasan Sh Waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada B.weyne Ku Soo Dhaweeyay Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Fadaraalka Xukuumadda Soomaaliya, Gduuddomiyaha Gobalka Hiiraan iyo xillibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Related posts

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026

Madaxweynaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa bilaabay wadahadallo uu la qaadanayo siyaasiyiinta iyo Odayaasha dhaqanka Gobalka Hiiraan, Isagoo warbixin ka dhageystay Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Fadaraalka Xukuumadda Soomaaliya Mudane C.raxmaan Odaywaa oo maalmahaanba ku sugnaa magaalada B.weyne.

kulamada M.weynaha ayaa diiradda lagu saarayaa sidii Odayaasha dhaqanku ay dib ugu laaban lahaayeen wadahadalada lagu dhisayo maamul ay yeeshaan gobalada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

boqasho-mdxweyne-bweyne-1boqasho-mdxweyne-bweyne-3boqasho-mdxweyne-bweyne-4boqasho-mdxweyne-bweyne-5boqasho-mdxweyne-bweyne-6boqasho-mdxweyne-bweyne-8boqasho-mdxweyne-bweyne-9boqasho-mdxweyne-bweyne-11

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha: ‘Ajandaha dowladda ay ka leedahay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe waa dhismaha maamul ay yeeshaan labada gobol” “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha: ‘Ajandaha dowladda ay ka leedahay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe waa dhismaha maamul ay yeeshaan labada gobol” “Sawirro”

Madaxweynaha: ‘Ajandaha dowladda ay ka leedahay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe waa dhismaha maamul ay yeeshaan labada gobol” "Sawirro"

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Somalia Congratulates Brunei on National Day

February 23, 2026
0

The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In