Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo dhagax dhigay waddooyin “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo dhagax dhigay waddooyin “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeer shaqo kusoo maray qaybo kamida magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga u ah Puntland.

Kormeerka uu maanta ku marayey magaalada Boosaasoย  ayaa waxaa ku weheliyey gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo), duqa degmada Bosaaso Eng. Yasiin, taliyaha qaybta gobolka Bari iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada Puntland.

Related posts

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026

Ugu horayn horayn Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wuxuu dhagax dhigay waddo cusub oo laamiya oo dhererkeedu yahayย  hal kiiloo mitir iyo lixboqol iyo konton mitir, wadadaas oo laga hirgelinayo xaafada New Boosaaso oo kamida xafadaha waaweyn ee magalada Boosaaso.

Jidkan laamiga ah ee uu Madaxweynaha dawladd goboledka Puntland maanta dhagax dhigayย  ayaa waxaa loo bixiyey Ugaas Yaasiin, wuxuuna noqonayaa jidkii 11-aad ee laga hirgeliyo magalada Boosaaso mudo labo sanadood gudahooda.

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa dhagax dhigay jid cusub oo laamiya oo isna laga hirgelin doona xafada laanta hawada ee magalada Boosaaso, jidkaas oo loo bixiyey Beeldaaje Cabdilaahi ayaa noqonaya jidkii 12-aad ee laga hirgeliyo magalada Boosaaso.

Dhinaca kale ย Dr Cabdiweli Gaaas ayaa soo kormeeray dhismahaย  suuq cusub oo laga hirgelinayo badhtamaha magalada Bosaaso,ย  dhismaha suuqa cusub ayaa waxaa hirgelinaya dawladda Jaban, wuxuuna suuqani noqon doonaa suuq casriya oo ka kooban afar qaybood oo waaweyn oo dadku ka adeegtaan, suuqaasoo laga hirgeliyey xaafatul Carab.

“Mashaariicda kala duwan ee laga hirgeliyay magaalada Boosaaso iyo magaalooyinka kale ee Puntland waa tallaabo hore loo qaaday, waana ku bogaadinayaa mamulka gobolka Bariย  iyo kan degmada Boosaaso ka qaybgalkooda fulinta mashaariicdan laga hirgeliyey magaalada Boosaaso, markasta muhiimada waxaanu siinayney horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, waana ku dedaalaynaa in isbeddel iyo horumarin lagu sameeyo kaabayaasha dhaqaale ee Puntland, qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Boosaaso iyo magaalooyinka kaleba waxaan ku adkaynayaa inay ilaashadaan mashaariicda horumarineed ee laga fuliyey deegaankooda una diyaar garoobaan ka faa’iidaysiga mashaariicda horumarineed ee imaan doona”ย ayuu yiri Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

IMG_9645 ย IMG_9649 IMG_9654 IMG_9659 IMG_9662 IMG_9667ย ย IMG_9674 ย IMG_9681 IMG_9686 IMG_9690 IMG_9698 IMG_9699ย ย IMG_9704 IMG_9719 IMG_9725 IMG_9727ย ย IMG_9732 IMG_9735 IMG_9736 IMG_9742 IMG_9744 IMG_9745ย ย IMG_9754 IMG_9756 IMG_9759 IMG_9762 IMG_9765 IMG_9780ย ย ย IMG_9791 IMG_9796 IMG_9829 IMG_9830 IMG_9833 IMG_9836ย ย IMG_9853 IMG_9856 IMG_9858 IMG_9866 IMG_9878 IMG_9885 IMG_9898 IMG_9903 IMG_9905 ย IMG_9913 IMG_9919 IMG_9926 IMG_9928 IMG_9930 IMG_9935

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada oo ka qeyb galay Shir lagu qabtay Tunisia (SAWIRRO)

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada oo ka qeyb galay Shir lagu qabtay Tunisia (SAWIRRO)

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada oo ka qeyb galay Shir lagu qabtay Tunisia (SAWIRRO)

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In