Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha JFS oo daah-furay shirka istiraatiijiyadda ganacsiga Soomaaliya iyo Mareykanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 months ago
in Wararka
0
Madaxweynaha JFS oo daah-furay shirka istiraatiijiyadda ganacsiga Soomaaliya iyo Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow ka daahfuray magaalada Muqdisho shirka istiraatiijiyadda ganacsiga Soomaaliya iyo Mareykanka, Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa sheegay dowladda inay yagleeshay hay’addo si masuuliyad leh isaga xil saara sidii ay noo aamini lahaayeen dalalka iyo shirkadaha caalamiga ah si dalka uu helo maalgashi rasmi ah.

Shirkan oo socon doona labo cisho ayaa diiradda lagu saari doonaa hannaankaa loo xoojin karo xiriirka ganacsiga ee ka dhexeeya labada dal, waxaana ka qayglaya masuuliyiin ka tirsan Soomaaliya iyo Maraykanka, sidoo kale waxaa ku sugan shirka shirkado ganacsi iyo hay’addo kale oo caalami ah.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo soo bandhigay akhrinta koowaad ee Hindise-sharciyeedka Barakacayaasha(IDP Bill)

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2aad oo tababar u soo xiray saraakiil iyo Saraakiil xogeenno ka tirsan Gorgor

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2aad oo tababar u soo xiray saraakiil iyo Saraakiil xogeenno ka tirsan Gorgor

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2aad oo tababar u soo xiray saraakiil iyo Saraakiil xogeenno ka tirsan Gorgor

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In