Tuesday, April 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Baaq u jeediyey Reer Galinsoor balanqaadna u sameeyey (Dhageyso).

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa Booqosho Ku tagay Galinsoor Waxa uuna la hadlay Shacabka ku dhaqan Deegaankaasi asagoo si adag uga hadlay dhibaatooyinka ay isbaarada leedahay.

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug ayaa ka codsaday Shacabka Reer Galinsoor in ay ka wada shaqeeyaan sidii loo qaadi lahaa Isbaarooyinka yaalo deegankaas iyo hareerihiisa.

Related posts

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

April 27, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay hoggaanka Sare ee kooxda ASYAD

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay hoggaanka Sare ee kooxda ASYAD

April 27, 2026

Mudane Xaaf ayaa u balanqaaday wiilasha Joogo jid gooyooyinkaas in dhaqan celin lagu sameyn doono isla markaana lagu dari doono Ciidamada Galmudug ayna si joogta ah u heli doonaan Mushaaraadkooda.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/08/CADAADO-madaxweyne-xaaf-oo-safar-ku-tegey-deegaanka-galinsoor-kana-hadlay-isbaarooyinka-sharcidarrada-ah.mp3
Previous Post

Japan oo ka qeylo dhaamisay Gantaal ay Kuuriyada Waqooyi Dulmarisay Dhulkeeda.

Next Post

Dhageyso Wareysi ay Warbaahinta Qaranka la yeelatay Wasiirka Beeraha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Next Post
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA

Dhageyso Wareysi ay Warbaahinta Qaranka la yeelatay Wasiirka Beeraha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

April 27, 2026
0

Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan kordhinta muddada kama-dambeysta ah ee soo gudbinta liisaska musharaxiinta...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay hoggaanka Sare ee kooxda ASYAD

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay hoggaanka Sare ee kooxda ASYAD

April 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa magaalada Muscat ee Dalka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la yeeshay Wasiirka Gaadiidka Cumaan 

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la yeeshay Wasiirka Gaadiidka Cumaan 

April 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muscat...

Sawirro: Kulan lagu heshiisiiyey beelo walaalo ah oo ku dagaalay Mudug ayaa lagu qabtay Muqdisho

Sawirro: Kulan lagu heshiisiiyey beelo walaalo ah oo ku dagaalay Mudug ayaa lagu qabtay Muqdisho

April 26, 2026
0

26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, isimada dhaqanka, cuqaasha,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In