Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Ukraine oo booqasho ku tagaya Mareykanka

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Ukraine oo booqasho ku tagaya Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa maanta oo Arbaca ah Aqalka Cad ee Mareykanka looga arrimiya ku qaabili doona dhiggiisa Ukraine Volodymyr Zelensky, ka hor inta uusan khudbad u jeedin aqalka Congress-ka Mareykanka.

Afhayeen u hadlay Washington ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha Ukraine uu booqashadii ugu horreysay ku tagaya Mareykanka tan iyo markii uu bilowday dagaalka Ruushka ku qaaday dalkiisa.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026

Sidokale waxuu sheegay Afhayeenka in booqashada Zelensky ee Washington ay ku timid casuumaad uu ka helay dhigiisa madaxweyne Biden, si uu u xaqiijiyo ballanqaadyadii iyo taageeradii Mareykanka uu u muujiyay Ukraine.

Madaxweyne Zelensky ayaa bartiisa Twitter-ka ku shaaciyay in Safarkiisa Mareykanka uu ku qotoma sidii loo xoojinlahaa awoodda difaaca Ukraine, isaga oo khudbad ka hor jeedin doona Congress-ka.

Booqashada Madaxweyne Volodymyr Zelenskyuu ku tagaya Mareykanka, ayaa ku soo beegmeeysa xilli 300 oo maalmood ay ka soo wareegtay dagaalka Ukraine uu ka qaaday Ruushka.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay ku-xigeenka Ergeyga gaarka ee Xogahaya Guud Q.M uqaabilsan Soomaaliya

Next Post

Deni oo dhagax-dhigay xafiisyada howlgalada dekedda Garacad

Next Post
Deni oo dhagax-dhigay xafiisyada howlgalada dekedda Garacad

Deni oo dhagax-dhigay xafiisyada howlgalada dekedda Garacad

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

February 20, 2026
0

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran  iyo kuwa barakacayaasha ah ee...

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”

February 20, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo ka hadlay xaflad loo sameeyay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In