Tuesday, June 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Donald Trump oo dib ugu laabtay ololahiisa doorashada.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Trump oo ka hadlay xaaladda ismari waaga ah ee ka taagan Maraykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kumanaan ruux ayaa isugu soo baxay magaalada Sanford ee gobolka Florida, wuxuuna ahaa kulankii ugu horeeyay oo qeyb ka ah isu soo bax dadweyne oo Trump ka sameyn doona maalmaha soo socda gobolada sida weyn loogu hardami doono.

Madaxweyne iyo ninka la loolamaya Joe Biden ayaa u kala dheereynaya sidii ay u xaqiijin lahaayeen codadka dadweynaha Mareykanka ka hor sadexa November.
Isniintii Mr Biden waxaa uu ka ololeynayay gobolka Ohio oo ka mid ah gobolada loolanka adag ka taagan yahay xilligan.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka  Suudaan ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

June 28, 2026
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

June 28, 2026

Ra’yi aruurinta ayaa tilmaamaysa in Biden oo ka horeeyo Trump 10 dhibcood laakiin kala horeynta gobolada muhiimka ah ayaa ah mid aad la isugu dhow yahay, tusaale ahaan Florida Biden wuxuu ka horeeyaa Trump 3.7 dhibcood, sida laga soo xigtay xarunta Real Clear Politics oo odorasta natiijada doorashooyinka.

Gobolada sida weyn loogu dagaalami doono ayaa waxaa kamid ah Florida oo leh 270 codadka loo yaqaano electoral College oo ah kuwa ciddii heshaa ay ku guuleysan karto Aqalka Cad, hase yeeshee taas oo laguma go’aamin doono.

Mr Trump ayaa laga heley Covid-19 ku dhowaad 11 maalin ka hor, waxaa la seexiyay isbitaalka Walter Reed Medical Center , Laakiin axaddii dhakhtarkiisa gaarka ah wuxuu sheegay in madaxweyne uusan dadka kale u gudbin doonin xanuunka, sidoo kale isniintii war soo baxay wuxuu sheegayaa in baaritaano dhowr ah oo Trump lagu sameeyay oo noqday mid laga waayay safmarka corona.

Previous Post

Mucaaradka Gini Oo Camabaareeya dilkii loo geeystay 90 qof oo rayid ah Xilli ay socden muddaaharaadyo

Next Post

AMISOM oo billad sharaf guddoonsiisay saraakiil ka tirsan howlgalka midowga Afrika

Next Post
AMISOM oo billad sharaf guddoonsiisay saraakiil ka tirsan howlgalka midowga  Afrika

AMISOM oo billad sharaf guddoonsiisay saraakiil ka tirsan howlgalka midowga Afrika

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka  Suudaan ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

June 28, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda oo kormeeray xerada Jeneraal Gordon

June 28, 2026
0

Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Itoobiya

June 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

Danjire Jaamac oo kulamo miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Burkina Faso

June 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In