Friday, March 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Putin oo sheegay in marnaba uusan gorgortan ka gali doonin amniga iyo danaha dalkiisa

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Putin oo sheegay in marnaba uusan gorgortan ka gali doonin amniga iyo danaha dalkiisa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo saacadihii la soo dhaafay ay sii kordhayeen dalalka tageeray cunaqabateyn lagu soo rogay dalkiisa, ee looga jawaabaya xiisadda Ukraine, iyo soo gelitaanka ciidamada Ruushka ee gobollada Lugansk iyo Donetsk, ayuu madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, maanta sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay xal dibloomaasiyadeed oo lagu qaboojinaayo xiisadda hadda ka taagan Ukraine,  balse wuxuu qiray in amniga iyo danaha Ruushka aan laga gorgortami karin.

“Dalkeennu weli waxa uu taaganyahay  wada-hadal toos ah si xal dublamaasiyadeed loogu xalliyo dhibaatooyinka taagan, laakiin danta iyo amniga muwaadiniinteenna maaha kuwo gorgortan laga gali karo,” ayuu Putin ku yiri khudbad uu ka jeediyay taleefishinka ku hadla Af Dowladda.

Related posts

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026

Xiisadda Ukraine iyo Ruushka, ayaa soo cusboonaatay bishii Oktoobar ee sannadkii hore, balse maalmahii la soo dhaafay ayaa la sheegay in xaalada ay gaartay meel khatar ah kadib markii ciidammada Ruushka ay soo galeen gobalada dhaca bariga Ukraine, taasi oo meesha ka saartay heshiiskii nabadda (Minsk) ee horay loo gaaray.

Moscow ayaa ku eedaysay maamulka Kiev inay gacan saar la yesheen reer galbeedka, gaar ahaan isbaheeysiga NATO, si loo wiiqo istiraatijiyadda iyo ammaanka Ruushka.

Previous Post

Afhayeenka Xukuumadda oo dalka dib ugu soo laabtay

Next Post

Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay Jadwalka doorashada Saddex kursi

Next Post
Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay Jadwalka doorashada Saddex kursi

Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay Jadwalka doorashada Saddex kursi

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026
0

Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In